Maxaa Xalaal Ka Ah Taiwan Oo Aasiya Dhan Laga Ogoleyn?

-

Sanadkii la soo dhaafay Taiwan waxa ay u dabaal dagtay in at tahay goobta kaliya ee Aasiya ka mid ah taasi oo sharci ka yahay “guurka dadka isku jinsiga ah”


Xaqiiqonews-Wararka Dibadda

Inta ugu badan aqristayaasha waxa ay maqleen Taiwan, maxaa yeelay

1-Taiwan iyo Somaliland ayaa xiriir Sameystay

2-DF-ka iyo Shiinaha Ayaa ka Hadlay xiriirka Taiwan iyo Somaliland

3-Taiwan ayaa sheegtay in Somaliland ka furan doonto xafiisyo

Sidaa darteed todobaadkii ugu dambeeyey Warbaahinta Soomaalida waxa ay qoreen Wax walbo oo ku saabsan xiriir dhax marki doono labo goob oo aan heysan aqoonsi caalami ah, laakiin waxaa jira arima badan oo muhiim ay tahay in aan ka ogaano Taiwan-ta todobaadka.

Taiwan oo ah jasiirad ka tirsan dal weynaha Shiinaha, ayaa wili halgan uga jirta sidii ay noqon laheyd “dal la aqoonsanyahay”.

Jasiiradan Ayaa sidoo kale Saxaafadda galbeedka ay ugu yeeraan ” beacon of LGBTQ rights” oo macnaheedu tahay “manaaradda xaquuqda qaniisiinta(dadka isku jinsiga ee isku kalmooda).

In ka badan 4,000 oo qoysas qaniisn is qaba ah, ayaa ka faa’ideystay waxa ay ugu yeeraan “sharciyeynta guurka isku jansiga”, sanadkii tagay sida uu qoray CNN-Ka Mareykanka.

Dowladda Weyn Shiinaha ayaa iyadu ka mid ah dowladaha qaniisnimada u aqoonsan “xanuun maskaxeed”, arinkaasi oo abuuraya kala duwanaan akhlaaqeed ee Shiinaha weyn iyo jasiirada Taiwan.

Taiwan ayaa dhawaan xiriir horudhac la furtay Somaliland, lamana oga halka uu ku dambeyn doono xiriirka bilowga ee dhax maraya wadamo aan rasmi ahaan ka tirsaneyn Aduunka

Wararka U Dambeeyey

Imisa Qof Oo Soomaali Ah Ayaa Hub Heysta?

Hubka saxda ee gacanta uga jira muwaadiniinta Soomaaliya waa mid aan la aqoon, hase ahaate warbixin lagu qoray webseetka...

Internetka Aduunka Oo Halis Ugu Jira In Uu Joogsado Sababtan Darteed

Saynisyahanada ayaa ka digaya cillad guud oo ku timaado internetka aduunka iyaga oo sababtuna ku qeexaya nidaamka cadceedda oo...

Mooska Miyuu Noqon Karaa Halis Caafimaad!

Labo saynisyahan oo ka tirsan jaamacadda Beihang University Jian Saotian iyo Liao Jie,ayaa shaaca ka qaaday halis caafimaad oo...

Dagaalkii Qoriga Ee Farmaajo Iyo Mucaaradka Miyuu Soo Dhowyahay?

XAQIIQO NEWS- WAR IYO DHAMMAANTIIS WARKA:Todobaadkan Midowga Musharixiinta ayaa soo saaray digniin ku aadan habsami u socodka doorashada oo ay...

NASA Oo Dooneysa In Ay Kowkab Qarxiso..Dhagaxii Qiyaamaha Miyaa Soo Dhow?

NASA ayaa isku diyaarineysa in ay markab-xiddigeed si kas ah ugu dhufato kowkab, si tababar ahaan ah, iyada oo...

Ma Wanaagsantahay In Aad Mar Walbo Ahaato Qof Wanaagsan?

Dadka badankood waa ay ku jeclaan doonaan marka aad tahay "qof wanaagsan" laakiin xisaabta ku darsa mararka qaar in...