Maxaad Kala Socataa Gantaalka ” SM-3 Block IIA” ee Dhawaan La Tijaabiyey

-

Ciidamada badda Mareykanka ayaa tijaabiyey saaruukh lidka gantaalada ah, kaasi oo markii ugu horeysay lagu tijaabiyey madax balaastiga oo qaaradaha iskaga kala goosha.


XAQIIQO NEWS- TIKNOOLAJI

Gantaalka ayaa la gamay markab dushiisa, jisiiradda Marshall Islands, sida ay baahisay waaxda Mareykanka u qaabilsan gantaalada.

Wakaaladda ayaa sheegtay in gantaalka tijaabadiisa ay ku soo dhamaatay guul, waxaana markii ugu horeysay gantaalka SM-3 Block IIA lagu xambaaray madax balaastig qaaradaha iskaga gudba.

Wararka U Dambeeyey

Calaamado Soo Muuqan Kara Bil Ka Hor Wadno Xanuunka

Dr. Satir Zhijian, oo ah dhaqtar wadanaha ayaa tilmaamay in calool xanuunka iyo dhabar xanuunka ay noqon karaan calaamado...

Xarun Sayniska Iyo Tiknoolajiyadda U Gaar Ah Oo Muqdisho Lagu Dhagax Dhigay

Jaamacadda SIMAD oo caan ku aheyd aqoonta ganacsiga iyo xisaabaadka ayaa dhawaan daah furtay xarun cusub oo u gaar...

Xog..Jabuuti Oo Soo Bandhigtay Darooniska Bayrakhtaar TB2

Bandhig milatari oo Jabuuti ugu dabaal dageysay sanad guurradii 45aad ee ka soo wareegtay markii ay xornimada ka qaateen...

Nin Xaaskiiska U Dilay Maxaad Gabar Uurka Ugu Sidaa !

Arin argagax leh ayaa laga soo sheegay Masar, nin inta xaaskiisa dilay ka dibna meydkeeda gubay kuna aasay meel...

Xasan Iyo Xamze: Maxay Qaban Karaan Maxaase Dhici Karin?

WARKA: Barlamaanka Soomaaliya ayaa maanta codka kalsoonida siiyey si aqlabiyad buuxda ah RW cusub Xamza Cabdi Barre, haddaba su'aasha...

Jeesow Oo Sheegay In Qabiil Noqon Doonta Hadii La Isku Tuurtuura Dilka Ikraan Tahliil

Xildhibaan Daahir Amiin Jeesow ayaa si carro leh uga hadlay arinta Ikraan Tahliil, waxaa uuna ku celiyey in Ikraan...