Maxaadan Ogeyn Oo Al-Shabaab Ay Ka Sameeyeen Somaliland?

-

Al-shabaab ayaa sheegay in ay la wareegeen deegaano dhawr ah oo ka tirsan gobolka Sanaag gaar ahaan qeybta Somaliland ay maamusho.


XAQIIQO NEWS- WARARKA GUDAHA

Ciidan ka tirsan Al-shabaab ayaa la wareegay deegaanka la dhaho “guryo samo” kaasi oo dhaca inta u dhaxeysa Badhan iyo Laas qoray.

Sidoo kale Al-shabaabka ayaa sheegay in ay gacanta ku dhigeen deegaano dhawr ah oo ay ka mid yihiin Mirici, Masha-Caleed, Xabaasha Aw-Cali iyo Markeet oo dhammaantood dhaca inta u dhaxeysa Baran iyo Laas Qoray.

Sidoo Kale Aqri: Maxay Al-Shabaab Xilligan U Daneynayaan Somaliland?

Wararka ayaa sheegay in ciidanka Alshabaab ee goobta gaaray ay durbadiiba meel fagaaro ah ku gubeen Khamri ay gacanta ku dhigeen.

Al-shabaab ayaa dhaqaaqyadani cusub ku micneeyey “isku balaarinta Gobolada Waqooyi ee Soomaaliya”.

Ma jirto wax war oo ilaa hadda ay Somaliland ka soo saartay xiisadahan cusub ee ka bilwoday gobolka Sanaag.

Wararka U Dambeeyey

Yurub Oo Koronto La’aan Iyo Biyo La’aan Ka Cabaneysa!

XAQIIQO NEWS- WAR IYO DHAMMAANTIIS WARKA: Xilli dagaalka Yukrayn uu afar bil jirsaday, todobaadkan Putin waxaa uu jaray tubadii ugu...

Dameerkii Ugu Cod Qurxan Ayaa Guuleysanaya!

Magaalada San Andeero ee dalka Kolombiya sanad walba waxaa lagu qabtaa tartan cajiib ah oo u gaar ah "dabaaldagga...

Hadii Aad Ku Hurudo Qol Iftiin Leh..Iska Jir Halistan Caafimaad

Albaabada iska xir, daaqadaha soo laab ka hor inta aadan isku tuurin firaashka waa talada ay bixineyso daraasad cusub...

Ikhwaanu Muslimiin Arooskooda Eeyaa La Qalaa

Waxaan ku jirnaa maalmaha "Hilba waradka(ayaamu tashriiq) ee ciida weyn ee muslimiinta, aniga oo niyadda ku haaya fadliga maalmahaas...

Daawo..Mareykanka Dabaaldagii Xoriyadda Oo Toogasho Ka Bilaabatay

Muuqaalka baraha bulshada la soo dhigay waxaa lagu arkayaa dad kala cararaya meel ay ka socotay dabaaldaga maalinta xoriyadda...

Hormuud Oo Webseetyada Turkiga Xanibtay..Waa Tan Sababta

Bankiga dhexe ee Soomaaliya ayaa ku dhawaaqay in bankiyo caalami ah xarun ka furanayaan Soomaaliya, waxaana ugu weyn bankiga...