Maxaadan Ogeyn Oo Dhawaan Itoobiya Ka Dhacay?

-

Afar qarax oo kala duwan ayaa ka dhacay magaala madaxda ismaamulka Amxaarada ee Baxardaar oo dhacda waqooyiga Itoobiya.


XAQIIQO NEWS- WARARKA DIBADDA

Qaraxyada cusub ee ka dhacay Baxardaar ayaa lagu beegsaday xarumaha dowladda, hase ahaatee afhayeen u hadlay booliska ayaa ku sifeeyey weerarada kuwa “argagax gelin ah” oo lagu beegsaday meelo dadku ku badan yihiin.

Xiisadaha ka taagan gobolka Amxaarada ayaa cirka isku shareeyey markii dowladda Itoobiya ay bilowday howlgal ay ay ugu yeereen “howlgalka sharci soo celinta” kaasi oo lagu soo qabqabtay kumanaan qof oo deegaanka ah.

Sidoo kale waxaa halkaasi ka socday banaan baxyo dowlado looga soo horjeeda ka dib markii xasuuq loo geystay dad ka soo jeeda qowmiyadda Amxaarada oo ku sugnaa gobolka Oromada.

Dowladda Itoobiya ayaa wajaheysa caqabad adag oo ka heysta xakameynta hubka iyo xiisadaha ay horboodayaan hogaamiye qowmiyeedyada dalkaasi, waxaana dhowr mar dhacay xasuuq iyo aargudasho qowmiyadaha dhaxdooda ah.

Wararka U Dambeeyey

Yurub Oo Koronto La’aan Iyo Biyo La’aan Ka Cabaneysa!

XAQIIQO NEWS- WAR IYO DHAMMAANTIIS WARKA: Xilli dagaalka Yukrayn uu afar bil jirsaday, todobaadkan Putin waxaa uu jaray tubadii ugu...

Dameerkii Ugu Cod Qurxan Ayaa Guuleysanaya!

Magaalada San Andeero ee dalka Kolombiya sanad walba waxaa lagu qabtaa tartan cajiib ah oo u gaar ah "dabaaldagga...

Hadii Aad Ku Hurudo Qol Iftiin Leh..Iska Jir Halistan Caafimaad

Albaabada iska xir, daaqadaha soo laab ka hor inta aadan isku tuurin firaashka waa talada ay bixineyso daraasad cusub...

Ikhwaanu Muslimiin Arooskooda Eeyaa La Qalaa

Waxaan ku jirnaa maalmaha "Hilba waradka(ayaamu tashriiq) ee ciida weyn ee muslimiinta, aniga oo niyadda ku haaya fadliga maalmahaas...

Daawo..Mareykanka Dabaaldagii Xoriyadda Oo Toogasho Ka Bilaabatay

Muuqaalka baraha bulshada la soo dhigay waxaa lagu arkayaa dad kala cararaya meel ay ka socotay dabaaldaga maalinta xoriyadda...

Hormuud Oo Webseetyada Turkiga Xanibtay..Waa Tan Sababta

Bankiga dhexe ee Soomaaliya ayaa ku dhawaaqay in bankiyo caalami ah xarun ka furanayaan Soomaaliya, waxaana ugu weyn bankiga...