Iiraan ayaa markii ugu horeysay baahisay sawirada burburka diyaaraddii drone-ta Ameerkiaanka ee MQ-4, taasi oo Iiraan ay dhulka soo dhigtay Bishii July ee sanadkii tagay 2019.
Xaqiiqonews-Wararka Dibadda
Iiraan ayaa markii ugu horeysay saxaafadda la wadaagtay burburka diyaaraddii MQ-4 global hawk,oo saaran miiska mid ka mid ah warshadaha farsamada Iiraan, taasi oo ka dhigan in Iiraan ay isku dayeyso in ay koobiyeyso nashqadda drone-ta
Waxaa xusid in Iiraan ay horay u baahisay qeybo ka mid ah burburka diyaaradda,maalmo un yar ka dib burburkii diyaaradda.
Halkan hoose Ka Daawo Sawirrada


FADLAN QEYBTA HOOSE KU DHIIBO ARAGTIDAADA
La Wadaag Asxaabtaada