Maxaadan Ogeyn Oo Ku Saabsan Geerida Cali Khaliif Galeyr

-

Ra’iisal wasaarihii hore ee Soomaaliya Cali Khaliif Galeydh ayaa ku geeriyooday magaalada Jigjiga isaga oo jiray da’da 78 sano.


XAQIIQO NEWS- WARARKA GUDAHA

Dhalashadiisa: Cali Khaliif Galeydh waxa uu ku dhashay Laas-caanood bishii Oktoobar 1941.

Waxbarashadiisa: Galeydh waxa uu dugsiga sare ku dhameysaty degmada Sheekh,heerkiisa koowaad ee Jaamacaddana waxa uu ku qaatay jaamacadda Boston ee Mareykana, waxaana Galeydh uu waxbarashada ka gaaray heer PHD.

Galeydh iyo Bisha Oktoobar

Galeydh Waxa uu dhashay bisha Oktoobar, 1941-kii,sidoo kale baarlamaanka Soomaaliya ayaa codka kalsoonida kala laabtay Galeydh Oktoobar 2001, ugu dambeyntii Galeydh ayaa dhintay 8 bishan Oktoobar isaga oo ku xanuunsaday hoteel Jigjiga ku yaalla halkaasi oo uu fuuq bax ugu dhintay-sida ay wararka sheegayaan.

Su’aalo Ku Saabsan Dhimashadiisa

Dad isticmaala baraha bulshada ayaa dalbaday baaritaan ku saabsan sababta keentay dhimashada dag daga ah ee Cali Khaliif, dadka ayaana isku xir u sameeyey dhimashadii Cawke ee Jigjiga iyo dhimashada ku timid Galeydh.

Wararka U Dambeeyey

Muuqaal..Maxay Rakaabkan Diyaaradda U Riixayaan?

Muuqaal ka mid ah kuwa ugu cajiibsan, dalka Nepal waxaa baraha bulshada lagu baahiyey diyaarad ay rakaabka dabada ka...

Hadii Aad Aragto Riyooyinkan..Dhaqso Dhaqtar U Tag

Khubarro ka tirsan xarunta "Sleep cycle center" ee fadhigeedu yahay gobolka Teksas ee Mareykanka ayaa sheegay in riyada ay...

Dilka Shacabka Oo Lagu Tartamaayo!

Rasaasta ciidanka Df-ka ayaa dishay 3 qof oo shacab ah gudaha magaalada Muqdisho, halka gantaal hoobiye ah oo ...

Imisa Qof Oo Soomaali Ah Ayaa Hub Heysta?

Hubka saxda ee gacanta uga jira muwaadiniinta Soomaaliya waa mid aan la aqoon, hase ahaate warbixin lagu qoray webseetka...

Internetka Aduunka Oo Halis Ugu Jira In Uu Joogsado Sababtan Darteed

Saynisyahanada ayaa ka digaya cillad guud oo ku timaado internetka aduunka iyaga oo sababtuna ku qeexaya nidaamka cadceedda oo...

Mooska Miyuu Noqon Karaa Halis Caafimaad!

Labo saynisyahan oo ka tirsan jaamacadda Beihang University Jian Saotian iyo Liao Jie,ayaa shaaca ka qaaday halis caafimaad oo...