Maxaadan Ogeyn Oo Ku Saabsan Geerida Eng. Yariisow?

-

Guddoomiyihii gobolka Banaadir iyo duqii Muqdisho Injineer Cabdiraxmaan Cumar Cusmaan Yariisow, ayaa ku geeriyooday magaalada Doha ee dalka Qatar oo lagu daweynayey.


Xaqiiqonews-Wararka Gudaha

Yariisow ayaa waxa uu ku dhaawacmay qaraxii ka dhacay xarunta gobolka Banaadir, 24-kii July 2019, kaasi oo qaar badan oo kale oo ka mid ah mas’uuliyiinta gobolka ay ku dhinteen.

Waxaa isla saacad kadib la dhigay isbitalka Digfeer ee Muqdisho, halkaasi oo maalin kadib laga qaaday lana geeyey isbital ku yaalla magaalada Doha ee dalka Qatar, oo lagu daweynayey tan iyo markaas.

Dhaawaca qaraxa kasoo gaaray Yariisow ayaa u badnaa firirro ka galay qaybaha sare.

Goormaa Ayuu Dhintay Yariisow?

Galabnimadii Khamiista ayaa la sheegay in ay nafta ka baxday AUN Yariisow, hase yeeshee waxaa jira nuxnux hoose oo sheegeysa in uu dhintay habeenka galabtii qaraxa, waxaana la sheegayaa in DF-ka ay smeydkiisa qadar u qaatay si loo maran habaabiyo bulshada iyo ehalada Marxuumka,

Facebook Notice for EU! You need to login to view and post FB Comments!

Wararka U Dambeeyey

Guusha X S N M X M D

Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Xasan Shiikh Maxamuud ayaa loo doortay madaxweynaha Soomaaliya doorasha ka dhacday teendhada Afisyooni ee magaalada...

Cilmi Baaris..Dhimashada Ka Dib Ishu 5 Saac Ayey Wax Sii Arki Kartaa!

Baaris lagu sameeyey indhaha dad dhintay oo horay xubnahooda ugu deeqay in cilmi baaris lagu sameeyo ayaa waxaa lagu...

Waa Kan Cudurkii Uu U Dhintay Xaakimka Imaaraatka SH. Khalifa Bin Zaayed

Waxaa geeriyooday Madaxweyihii Imaaraatka carabta Shiikh Khalifa Bin Zayed Aala Nahyaan oo ahaa 73 jir, sida ay shaacisay Wakaaladda...

Mar Hadey Doorasho Tahay Qof Walba In Uu Soo Baxo Filo

Qof walbo waxa uu filayaa soo bixitaanka musharixiisa uu jecelyahay, balse waxaan la iska indha tiri karin mar hadii...

Ruushka Oo Sheegay In 30 Daqiiqo Kaliya U Baahanyahay Si Uu U Burburiyo Dowladaha NATO!

Maamulaha wakaaladda hawada sare u qaabilsan Ruushka ninka lagu magacaabo Dmitry Rogozin ayaa sheegay in dalkiisa u baahanyahay oo...

Doorashada 15-ka May..Maxaa Ugu Muhiimsan?

XAQIIQO NEWS- WAR IYO DHAMMAANTIIS WARKA:15-ka bishan aynu ku jirno ee May, waxaa lagu wadaa in la qabto doorashada aadka...