Maxaadan Ogeyn Oo Ku Saabsan Qaraxii Ex-Kontorool?

-

Df-ka Soomaaliya oo ka tacsiyeysay qaraxii “Muqdisho” ayaa sheegtay in dibadda loo qaadi doono dhaawacyada halista ah ee uu ku tagay qaraxii “Dhimashada badnaa” ee Ex-Kontarool Afgooye.


Xaqiiqonews-Wararka Gudaha

Qaraxa Ex Kontraool ayaa noqday qaraxii ugu dhimashada badnaa ee dhaca wixii ka dambeeyey qaraxii Soobe.

In uu yahay qarax lagu hoobtay waxaa uu dheer in lagu tilmaami karo “Qaraxii Shabaxa” , madaamaa ilaa hadda aysan jirin cid ku dhiiratay in ay sheegato mas’uuliyadda qaraxaasi.

Gudoomiyaha Gobolka Benaadir Cumar Filish ayaa ku fashilmay in uu la yimaad dhiiranaan ku filan si uu u matalo shacuurta dhabta ah ee uu reebay qaraxan.

Qaraxa Ex Kantarool ayaa reebay su’aalo ay ka mid yihiin , yaa ka dambeeyey? Maxey u sheegan la’yihiin? maxaa loogala jeeday?.

Ugu dambeyntii, qaraabada dhibanayaashii Ex kontarool ayaa la yaaban sida kadiska ah ee ay ku waayeen jaceylkooda sagootin la’aan, waxa ayna hadda ku jiraan xaalad murugo oo xanuun badan.

Wararka U Dambeeyey

Nin Xaaskiiska U Dilay Maxaad Gabar Uurka Ugu Sidaa !

Arin argagax leh ayaa laga soo sheegay Masar, nin inta xaaskiisa dilay ka dibna meydkeeda gubay kuna aasay meel...

Xasan Iyo Xamze: Maxay Qaban Karaan Maxaase Dhici Karin?

WARKA: Barlamaanka Soomaaliya ayaa maanta codka kalsoonida siiyey si aqlabiyad buuxda ah RW cusub Xamza Cabdi Barre, haddaba su'aasha...

Jeesow Oo Sheegay In Qabiil Noqon Doonta Hadii La Isku Tuurtuura Dilka Ikraan Tahliil

Xildhibaan Daahir Amiin Jeesow ayaa si carro leh uga hadlay arinta Ikraan Tahliil, waxaa uuna ku celiyey in Ikraan...

Fahad Yaasiin Oo Si Aan La Dareemin U Qirtay Dilkii Ikraan Tahliil !

WARKA: Eedeysanihii ugu weynaa ee loo heystay dilka Ikraan Tahiil Fahad Yaasiin ayaa markii ugu horeysay si bablik ah...

Shiikh Sheegay In Israa’iil Ay Jinni U Isticmaasho Basaasidda Iiraan!

Xujutul-Islaam Naqiya Buurfar oo ah wadaad diimeed ahna ustaad jaamacadeed ayaa Tilifishinka Iiiraan ka sheegay in Israa'iil ay adeegsato...

Maxaa La Sameeyaa Markii Aadan Lacag Heysan?

in aad dareento baahi lacageed waa mushkilad caalami ah waana arin caadi oo dadka oo dhan ku dhacda ugu...