Maxaan Ka Ognahay Diyaaraddii Yukreyn Ee Iiraan soo Ridday?

La Wadaag Asxaabtaada

Iiraan ayaa qiratay in ay iyadu soo riday Diyaaradda Yukreyn iyadoo eedda dusha ka saartay “Khalad bani’aadam” ama waxa ay ugu yeertay “qar-iska tuurnimada Mareykanka” .


Xaqiiqonews-Wararka dibadda

Dhibanayaasha: 176 qofood ayaa ku dhintay shilkaasi diyaaradadeed oo dhacay subaxnimadii arabacada, dadka dhintay waxaa ka mid ahaa 82 qof oo Iiraan u dhashay, 52 qof oo Kanada u dhashay, 11 qof oo reer Yukreyn ah, 1 qof oo Iswiidhan ah, 4 qof oo Afghaaniyiin ah, 3 Jarmal ah iyo 3 wata dhalashada Biritan.

Xiisadda Iiraan iyo Mareykanka: Diyaaradda ayaa soo dhacday ka dib markii Iiraan ay weerar ku qaadday xeryaha Mareykanka ee Ciraaq, taasi oo ay Ugu aargudaayeen dilkii Suleymaani.

Sidoo Kale Aqri.Feysal Qaasim.Sacuudiga Ayaa Laga Rabaa Qarashka Diyaaraddii Iiraan Soo Ridday

Hogaamiyaha Ruuxiga Iiraan: Ayaatulaahi Cali Khaameni ayaa dalbaday in la sameeyo feejignaan dheeri si looga baaqsada in falalka noocani ah ay soo noqnoqdaan.

FADLAN QEYBTA HOOSE KU DHIIBO ARAGTIDAADA
La Wadaag Asxaabtaada