Maxaan Ka Ognahay Doorashadii Galmudug..Sidan ayey Ku Soo Dhamaatay

-

Barlamaanka Maamul goboleedka Galmudug ayaa magaalada Dhuusomareeb ku doortay gudoomiye barlamaan iyo ku xigeenadiisa


Xaqiiqonews-Wararka Gudaha

Dr. Maxamed Nuur Gacal ayaa loo doortay gudoomiyaha cusub ee Baarlamanka Galmudug, halka gudoomiye ku-xigeenka koowaad uu ku soo baxay C/llaahi Xirsi Maxamed.

Tirinta codadka ka dib waxaa doorashada gudoomiye ku-xigeenka labaad ee baarlamanka Galmudug ku guuleystay Faadumo Cabdi Cali oo aheyd haweeneyda kaliya ee ku jirtay musharaxiinta gudoonka baarlamanka Galmudug.

Doorashadani Iyo qaabka wax u socdeen waxaa farsamadeeda isleh DF-ka oo iyada soo dhaweysay natiijada, waxaa xusid mudan in madaxweynaha waqtigiisa dhamaaday Ee Axmed Geel Xaaf uu qaadacay doorashadan,

Wararka U Dambeeyey

Yurub Oo Koronto La’aan Iyo Biyo La’aan Ka Cabaneysa!

XAQIIQO NEWS- WAR IYO DHAMMAANTIIS WARKA: Xilli dagaalka Yukrayn uu afar bil jirsaday, todobaadkan Putin waxaa uu jaray tubadii ugu...

Dameerkii Ugu Cod Qurxan Ayaa Guuleysanaya!

Magaalada San Andeero ee dalka Kolombiya sanad walba waxaa lagu qabtaa tartan cajiib ah oo u gaar ah "dabaaldagga...

Hadii Aad Ku Hurudo Qol Iftiin Leh..Iska Jir Halistan Caafimaad

Albaabada iska xir, daaqadaha soo laab ka hor inta aadan isku tuurin firaashka waa talada ay bixineyso daraasad cusub...

Ikhwaanu Muslimiin Arooskooda Eeyaa La Qalaa

Waxaan ku jirnaa maalmaha "Hilba waradka(ayaamu tashriiq) ee ciida weyn ee muslimiinta, aniga oo niyadda ku haaya fadliga maalmahaas...

Daawo..Mareykanka Dabaaldagii Xoriyadda Oo Toogasho Ka Bilaabatay

Muuqaalka baraha bulshada la soo dhigay waxaa lagu arkayaa dad kala cararaya meel ay ka socotay dabaaldaga maalinta xoriyadda...

Hormuud Oo Webseetyada Turkiga Xanibtay..Waa Tan Sababta

Bankiga dhexe ee Soomaaliya ayaa ku dhawaaqay in bankiyo caalami ah xarun ka furanayaan Soomaaliya, waxaana ugu weyn bankiga...