Maxaan U Aaminaa Wararka Beenta Ah?

-

Intii aan an u ordeyno war helitaanka, waxa aan ku dhacnaa shabaqa beenaalyaasha sababo badan dartood, laakiin baaritaan dheer oo aan ka sameeyey internetka, aan wareystay dad badan oo baraha isticmaala, waxaa ii soo baxay sababahan.


Xaqiiqonews-

Warar been ah ayaa lagu baahiyaa baraha bulshada, haba u badnaadeen wararka siyaasiga ah, kuwaasi oo dadka sameeya ay ka leeyihiin u jeedada ah “hal dhagax laba shimbir ku dil”, waa tan kowaade caan in ay ku noqdaan, iyo waa tan kalee in ay lacag ka helaan.

Intii aan an u ordeyno war helitaanka, waxa aan ku dhacnaa shabaqa beenaalyaasha sababo badan dartood, laakiin baaritaan dheer oo aan ka sameeyey internetka, aan wareystay dad badan oo baraha isticmaala, waxaa ii soo baxay sababahan.

Sababtoo ah “Qofka ayaa Qaldan”.

Qofka war raadiyaha ah oo aan awoodin in uu warka qiimeeyo, qofka oo aan heysan tamar ku filan si uu u garto “warka beenta ah”.

Sababtoo ah “Bulshada iyo Baraha”.

Qaabka bulshada u sameysantahay waxa ay qeyb ka qaadan kartaa “been baahinta”, marka qorayaasha ay arkaan in wararka beenta ah ay ka faafitaan badan yihiin kuwa runta ah, waxa qeyb ka qaadaneysaa in ay badato been abuurka.

Barafasoor Timothy Caulfield, oo bara ka ah jaamacadda Alberta ee Kanada, waxa uu ku baaqayaa in xaqiiqooyinka lagu baahiyo luuqad sugaan iyo sheeko, si looga dhiga mid soo jiidasho leh.

Wararka U Dambeeyey

Calaamado Soo Muuqan Kara Bil Ka Hor Wadno Xanuunka

Dr. Satir Zhijian, oo ah dhaqtar wadanaha ayaa tilmaamay in calool xanuunka iyo dhabar xanuunka ay noqon karaan calaamado...

Xarun Sayniska Iyo Tiknoolajiyadda U Gaar Ah Oo Muqdisho Lagu Dhagax Dhigay

Jaamacadda SIMAD oo caan ku aheyd aqoonta ganacsiga iyo xisaabaadka ayaa dhawaan daah furtay xarun cusub oo u gaar...

Xog..Jabuuti Oo Soo Bandhigtay Darooniska Bayrakhtaar TB2

Bandhig milatari oo Jabuuti ugu dabaal dageysay sanad guurradii 45aad ee ka soo wareegtay markii ay xornimada ka qaateen...

Nin Xaaskiiska U Dilay Maxaad Gabar Uurka Ugu Sidaa !

Arin argagax leh ayaa laga soo sheegay Masar, nin inta xaaskiisa dilay ka dibna meydkeeda gubay kuna aasay meel...

Xasan Iyo Xamze: Maxay Qaban Karaan Maxaase Dhici Karin?

WARKA: Barlamaanka Soomaaliya ayaa maanta codka kalsoonida siiyey si aqlabiyad buuxda ah RW cusub Xamza Cabdi Barre, haddaba su'aasha...

Jeesow Oo Sheegay In Qabiil Noqon Doonta Hadii La Isku Tuurtuura Dilka Ikraan Tahliil

Xildhibaan Daahir Amiin Jeesow ayaa si carro leh uga hadlay arinta Ikraan Tahliil, waxaa uuna ku celiyey in Ikraan...