Maxakmadda ICC oo Qabatay Dacwad Ka Dhan Ah Fahad Iyo Farmaajo

-

Urur ay ku mideysanyihiin qareeno qurbajoog Soomaaliyeed ah ayaa maxkmadda dambiyada aduunka u gudbiyey dacwad ka dhan ah Dowladda Soomaaaliya.


XAQIIQO NEWS- WARARKA GUDAHA

Garyaqaan Yuusuf Cabdi Faarax oo ah gudoomiyaha ururka qareenada Soomaaliyeed ee fadhigoodu yahay Meelban Ustareeliya ayaa Voa Soomaali u sheegay waxa ay ku saabsantahay dacwadda ay gudbiyeen.

Garyaqaan Yuusuf ayaa sheegay in maxkamadda ay u gudbiyeen afar kiis oo uu ugu horeeyo kiiska Ikraan Tahliil, kiiska xasuuqii Baydhabo, cunuqabateyntii Kismaayo iyo kiiska dhalinyaradii Eriteriya loo qaaday oo sida la sheegay ka qeyb qaatay dagaalkii Tigreey.

Sidoo Kale Aqri: Waa Kuwee Kooxda 4+1 Ee Loo Heysto Dailka Ikraan Tahliil?

Garyaqaanka ayaa dhanka kale xusay kiisas aysan wili maxkamddu u gudbin balse ay doonayaan in ay gudbiyaan marka ay soo dhammeeyaan baaritaano ay ku hayaan sida dagaalkii Dhuusamareeb iyo kufsi iyo dagaalo ka dhacay Gedo.

Dacwadda qareenada ayaa imaaneysa xilli magaalada Muqdisho ay ka taagantahay xiisad u dhaxeeysa Rw Rooble iyo madaxwenaha waqtigiisa dhammaaday Farmaajo , xiisadaasi oo salka ku heysa dilka Ikraan Tahliil oo lagu tuhmaayo madax sare oo Fahad iyo Farmaajo ku jiraan.

Wararka U Dambeeyey

Yurub Oo Koronto La’aan Iyo Biyo La’aan Ka Cabaneysa!

XAQIIQO NEWS- WAR IYO DHAMMAANTIIS WARKA: Xilli dagaalka Yukrayn uu afar bil jirsaday, todobaadkan Putin waxaa uu jaray tubadii ugu...

Dameerkii Ugu Cod Qurxan Ayaa Guuleysanaya!

Magaalada San Andeero ee dalka Kolombiya sanad walba waxaa lagu qabtaa tartan cajiib ah oo u gaar ah "dabaaldagga...

Hadii Aad Ku Hurudo Qol Iftiin Leh..Iska Jir Halistan Caafimaad

Albaabada iska xir, daaqadaha soo laab ka hor inta aadan isku tuurin firaashka waa talada ay bixineyso daraasad cusub...

Ikhwaanu Muslimiin Arooskooda Eeyaa La Qalaa

Waxaan ku jirnaa maalmaha "Hilba waradka(ayaamu tashriiq) ee ciida weyn ee muslimiinta, aniga oo niyadda ku haaya fadliga maalmahaas...

Daawo..Mareykanka Dabaaldagii Xoriyadda Oo Toogasho Ka Bilaabatay

Muuqaalka baraha bulshada la soo dhigay waxaa lagu arkayaa dad kala cararaya meel ay ka socotay dabaaldaga maalinta xoriyadda...

Hormuud Oo Webseetyada Turkiga Xanibtay..Waa Tan Sababta

Bankiga dhexe ee Soomaaliya ayaa ku dhawaaqay in bankiyo caalami ah xarun ka furanayaan Soomaaliya, waxaana ugu weyn bankiga...