Maxamed Mursi Xaaskiisa Oo Hadashay+Sawir

-

Najlaa Cali Maxamuud Oo Ah Xaaska Madaxweynihii Hore ee Masar ayaa ka hadashay geerida saykeeda iyada oo sheegtay in fileyso in uu yahay “Shahiid”.

Xaqiiqonews-Wararka Dibadda

Najlaa ayaa bogeeda Facebook soo dhigtay bayaan ay arimahani kaga hadleyso ka dib markii mursi la aasay.

Waxa ay tiri “Waxa aan u rajeynayaa ninkeyga in uu ka mid yahay shuhadada, ilaah agtiisa ayaase lagu kala bixi doonaa”

.Waa Kuma Maxamed Mursi Madaxweynihii Hore Masar ee Geeriyooday?

Iyadoo intaasi ku dartay “waxa aan meydkiisa sharafta leh ku dhaqnay isbitaalka Liimaan Dhara ee dhaca Koonfurta Qaahira”

Najlaa ayaa sheegtay in janaasada ay ku dugadeen oo kaliya tiro yar oo qaraabada ka mid ah ka dib amar ka soo baxay dowladda oo lagu diiday in salaad jamaaca lagu dugado.

Wararka U Dambeeyey

Yurub Oo Koronto La’aan Iyo Biyo La’aan Ka Cabaneysa!

XAQIIQO NEWS- WAR IYO DHAMMAANTIIS WARKA: Xilli dagaalka Yukrayn uu afar bil jirsaday, todobaadkan Putin waxaa uu jaray tubadii ugu...

Dameerkii Ugu Cod Qurxan Ayaa Guuleysanaya!

Magaalada San Andeero ee dalka Kolombiya sanad walba waxaa lagu qabtaa tartan cajiib ah oo u gaar ah "dabaaldagga...

Hadii Aad Ku Hurudo Qol Iftiin Leh..Iska Jir Halistan Caafimaad

Albaabada iska xir, daaqadaha soo laab ka hor inta aadan isku tuurin firaashka waa talada ay bixineyso daraasad cusub...

Ikhwaanu Muslimiin Arooskooda Eeyaa La Qalaa

Waxaan ku jirnaa maalmaha "Hilba waradka(ayaamu tashriiq) ee ciida weyn ee muslimiinta, aniga oo niyadda ku haaya fadliga maalmahaas...

Daawo..Mareykanka Dabaaldagii Xoriyadda Oo Toogasho Ka Bilaabatay

Muuqaalka baraha bulshada la soo dhigay waxaa lagu arkayaa dad kala cararaya meel ay ka socotay dabaaldaga maalinta xoriyadda...

Hormuud Oo Webseetyada Turkiga Xanibtay..Waa Tan Sababta

Bankiga dhexe ee Soomaaliya ayaa ku dhawaaqay in bankiyo caalami ah xarun ka furanayaan Soomaaliya, waxaana ugu weyn bankiga...