Maxamed yarow oo xildhibaanimo isku soo sharxay oo hadda shabab isku dhiibay+sawirro

La Wadaag Asxaabtaada

Maxamad Yarow Ibraahiim oo ka tirsanaa maamulka Shariif Xassan ayaa isku dhiibay Al-Shabaab,
Wuxuu sheegay inuu muddo ku sugnaa magaalada Baydhabo islamarkaana uu kusoo arkay ciidamo Itoobiyaan ah oo dadka muslimiinta ah ku amar taagleynaya, taasna ay kamid tahay wax yaabaha uu u dul-qaadan waayay.
Sidoo kale waxa uu sheegay in hadafkiisa ugu weyn uu ahaa inuu xildhibaan ka noqdo maamulkaas, laakin uu diidmo qayaxan kala kulmay Shariif Xassan, mar ay si toos ah u wada fariisteen.
Wareysi uu siiyey mid ka mid ah idaacadaha shabab ayuu uga waramay waxa u qorsheysan.sawir

FADLAN QEYBTA HOOSE KU DHIIBO ARAGTIDAADA
La Wadaag Asxaabtaada