Maxay Isku Khilaafeen Madoobe Iyo Mucaaradka?

-

Hogaamiyaasha Ku Sugan Kismaayo ayaa waxaa soo kala dhaxgalay madmadow ka dib markii la isku khilaafay shir lagu waday in Kismaayo lagu qabto.


Xaqiiqonews-Wararka Gudaha

Xasan Shiikh iyo Shariif ayaa sheegay in sababta Kismaayo ay tageen aysan aheyn oo kaliya Caleemo saarka Axmed Madoobe, iyagoo sheegay in ay doonayaan in Kismaayo lagu qabto shir ka dhan ah Dowladda federaalka.

Sida ay xogta sheegeyso Axmed Madoobe iyo Deni ayaa ka soo horajeystay fikirkaasi, taasi oo ugu dambeyn sababtay in uu baaqdo kulanka lagu waday in uu qabsoomo.

Sidoo Kale Aqri Kismaayo Dalxiiska Mucaaradka !

Shariif iyo Xasan Shiikh ayaa wajahaya guul-darro siyaasadeed, ka dib markii ay waayeen mid ka mid ah ajandayaashoodii ugu cuslaa, xilli Axmed Madoobe uu isku dayaayo in uu si un tanaasulaad u sameeyo.

Dhanka kale DF-ka Soomaaliya oo ay ka muuqato xeelad yari baahsan, ayaa sheeda kore kala socoto waxa ka dhacaya Kimaayo,iyadoo dareensan in Dhacdooyinka Kismaayo ay ka baxsanyihiin awoodeeda.

Wararka U Dambeeyey

Mooska Miyuu Noqon Karaa Halis Caafimaad!

Labo saynisyahan oo ka tirsan jaamacadda Beihang University Jian Saotian iyo Liao Jie,ayaa shaaca ka qaaday halis caafimaad oo...

Dagaalkii Qoriga Ee Farmaajo Iyo Mucaaradka Miyuu Soo Dhowyahay?

XAQIIQO NEWS- WAR IYO DHAMMAANTIIS WARKA:Todobaadkan Midowga Musharixiinta ayaa soo saaray digniin ku aadan habsami u socodka doorashada oo ay...

NASA Oo Dooneysa In Ay Kowkab Qarxiso..Dhagaxii Qiyaamaha Miyaa Soo Dhow?

NASA ayaa isku diyaarineysa in ay markab-xiddigeed si kas ah ugu dhufato kowkab, si tababar ahaan ah, iyada oo...

Ma Wanaagsantahay In Aad Mar Walbo Ahaato Qof Wanaagsan?

Dadka badankood waa ay ku jeclaan doonaan marka aad tahay "qof wanaagsan" laakiin xisaabta ku darsa mararka qaar in...

Mahadnaq..Dulmiga Ikraan Tahliil !

Ka dib muddo dhan 5 bilood oo kiiska Ikraan Tahliil uu soo taagnaa, sidee u aragtaa aqriste in aan...

Faafaahin..Wariye Cabdi Casiis Afrika Oo U Geeriyooday Dhaawac

Wariyaha caanka ah Cabdi Casiis Afrika oo sidoo kale ahaa agaasimaha raadiyaha afka dowladda ku hadla ee "radio Muqdisho"...