Maxay Qasab U Tahay In Uu Walwalo Ra’iisal Waasaraha Cusub?

-

Maxamed Xuseen Rooble ayaa rasmi ah baarlamaanka u ansixiyeen in uu noqdo ra’iisal wasaaraha cusub Soomaaliya, ka dib markii cod aqlabiyad leh 215 xildhibaan oo hoolka fadhiyey ay dhamaantood codkooda siiyeen.


XAQIIQO NEWS- WARARKA GUDAHA

Waa run Farmaajo hadda waxa uu dareemayaa kalsooni ka badan tii uu horay uu u heystay, maxaa yeelay waxa uu is tusay in uu heshiis la gaaray maamul goboleedyadii, sidoo kale waxa uu ku faraxsanyahy in uu iska soo xiray albaab ay ka soo gali lahaayeen mucaraadka oo ah mgacaabista ra’iisal wasaaraha, laakiin xaqiiqatan waxaad ogaaneysaa in kalsoonidaas ay tahay mid “waqtiyeysan” markii aad si hoose u fiirisato dhammaan caqabadaha ku hareereysan heshiiska iyo raa’isal wasaaraha cusub.

Codeynta Waalida ah

Marka ‘laga soo tago iska yeel yeelka iyo suurada, arinta ugu weyn ee in uu ka walwalo ay tahay ra’iisal wasaaraha waxa waaye , maxay xildhibaanada oo dhan ugu codeeyeen? xikmadda maxaey tahay?

Jawaabta waa mid fudud, ra’iisal wasaaraha waa in uu la mid kala doorto: in uu ka qeyb qaato olalaha madaxweynaha oo isaga soo doortay ama in uu mucaaradka ku garab siiyo xil ka tuurista madaxweynaha madaama iyaganu ay codkooda siiyeen.

Xilli Ra’iisalu wasaaraha uu wajahaao xujada ah “laba daran mid dooro”, waa in uu walwalaa.

Wararka U Dambeeyey

Imisa Qof Oo Soomaali Ah Ayaa Hub Heysta?

Hubka saxda ee gacanta uga jira muwaadiniinta Soomaaliya waa mid aan la aqoon, hase ahaate warbixin lagu qoray webseetka...

Internetka Aduunka Oo Halis Ugu Jira In Uu Joogsado Sababtan Darteed

Saynisyahanada ayaa ka digaya cillad guud oo ku timaado internetka aduunka iyaga oo sababtuna ku qeexaya nidaamka cadceedda oo...

Mooska Miyuu Noqon Karaa Halis Caafimaad!

Labo saynisyahan oo ka tirsan jaamacadda Beihang University Jian Saotian iyo Liao Jie,ayaa shaaca ka qaaday halis caafimaad oo...

Dagaalkii Qoriga Ee Farmaajo Iyo Mucaaradka Miyuu Soo Dhowyahay?

XAQIIQO NEWS- WAR IYO DHAMMAANTIIS WARKA:Todobaadkan Midowga Musharixiinta ayaa soo saaray digniin ku aadan habsami u socodka doorashada oo ay...

NASA Oo Dooneysa In Ay Kowkab Qarxiso..Dhagaxii Qiyaamaha Miyaa Soo Dhow?

NASA ayaa isku diyaarineysa in ay markab-xiddigeed si kas ah ugu dhufato kowkab, si tababar ahaan ah, iyada oo...

Ma Wanaagsantahay In Aad Mar Walbo Ahaato Qof Wanaagsan?

Dadka badankood waa ay ku jeclaan doonaan marka aad tahay "qof wanaagsan" laakiin xisaabta ku darsa mararka qaar in...