Maxey ka dhigantahay calaamadda”Ribbon Balack” ee google Isticmaalay Qaraxii muqdisho ka dib

-

Qaraxii muqdisho ka dib shirkadda google ayaa isticmaashay calaamadda loo yaqaan “Ribbon black” oo Ah calaamad google ay horay ugu isticmaaleen dhacdadii 11 Sept, Diyaaradii Maleysia ee la waayey, Weeraradii Barcelona, Qaraxyadii london ee sanadkii 2015-ka, weeraradii paris ee 25-ka Novemebr 2016-kii iyo dhacdooyin kale oo google ay argaayeen”dhacdooyin xanuun leh”.

hadaba shirkadda google ayaa u isticmaashay markale calaamadda “Balack ribbon”dhacdadii xanuunka laheyd ee “Gawaanka muqdisho” oo 14-ka bishan aynu ku jirno gilgisahay magaalada muqdisho.

dad badan ayaa soo dhaweeyey talaabada Google ay ugu aqoonsatay qaraxii muqdisho “xasuuq caalami ah” waxaana dadka qaarkiis ay arintani ku tilmaameen mid ka tarjumeyso Xaddiga khasaaraha baaxadda lahaa ee uu sababay baabuurkii miineysnaa ee ku qarxay Bartamaha Isgoyska Km5 ee magaalada mqudisho.

Wararka U Dambeeyey

Muuqaal..Maxay Rakaabkan Diyaaradda U Riixayaan?

Muuqaal ka mid ah kuwa ugu cajiibsan, dalka Nepal waxaa baraha bulshada lagu baahiyey diyaarad ay rakaabka dabada ka...

Hadii Aad Aragto Riyooyinkan..Dhaqso Dhaqtar U Tag

Khubarro ka tirsan xarunta "Sleep cycle center" ee fadhigeedu yahay gobolka Teksas ee Mareykanka ayaa sheegay in riyada ay...

Dilka Shacabka Oo Lagu Tartamaayo!

Rasaasta ciidanka Df-ka ayaa dishay 3 qof oo shacab ah gudaha magaalada Muqdisho, halka gantaal hoobiye ah oo ...

Imisa Qof Oo Soomaali Ah Ayaa Hub Heysta?

Hubka saxda ee gacanta uga jira muwaadiniinta Soomaaliya waa mid aan la aqoon, hase ahaate warbixin lagu qoray webseetka...

Internetka Aduunka Oo Halis Ugu Jira In Uu Joogsado Sababtan Darteed

Saynisyahanada ayaa ka digaya cillad guud oo ku timaado internetka aduunka iyaga oo sababtuna ku qeexaya nidaamka cadceedda oo...

Mooska Miyuu Noqon Karaa Halis Caafimaad!

Labo saynisyahan oo ka tirsan jaamacadda Beihang University Jian Saotian iyo Liao Jie,ayaa shaaca ka qaaday halis caafimaad oo...