Maxeysan U Wanaagsaneen In Aad Ku Hurado Tintaada Oo Qoyan?#Waa Tan Sababta

-

Habeenkii oo la dhaqdo  timaha waxay badbaadin kartaa waqti badan oo qaali ah  oo kaa bixi lahaa subaxdii, taasina waa sababta gabdha badan  u seexdaan timahooda oo qoyan.

Xaqiiqonews.com-Caafimaadka.

Dhaqankani ma ahan mid u fiican caafimaadka, waxaana laga yaabaa in uu keeno arimo badan oo ciribtooda dambe aan la mahadin.

Xasaasiyad

Qoyaanku wuxuu soo jiitaa noocyo kala duwan oo ah jeermisyo iyo noolayaal, wuxuuna kor u qaadaa dhalashadooda iyo koritaankooda. Qofku wuxuu ku xanuunsan karaa cayayaanka ka dhasha  hurdada lagu seexdo timaha qoyan.  waxay keeni kartaa xasaasiyad xoog leh, oo saameyneysa maqaarka iyo habka neefsashada.

Heer kulka

Timaha Qoyaankooda waa uu sii bataa Huradad dhaxdeeda, taas oo keeni karta gubasha xoqan oo ku timaato timaha. Sababtaas awgeed,  gubashada waxa ay maqaarka u keeni kartaa, jirro, cuncun iyo xanuun. Qabowgu wuxuu sababi karaa barar cunaha, dhegaha, sanka iyo sinaha.

Caabuq

Khubarada ayaa tilmaamaya in tiro badan oo bakteeriyadu ay ku  urursan yihiin gogosha iyo barkimada, ayna bilaabayaan in ay si wax ku ool ah ugu tarmaan jawiga qoyan. Shukumaan qoyan ama timo qoyan ayaa abuuraya jawi ku habboon koritaanka bakteeriyada waxyeellada leh, taasoo keeni karta caabuq.

Agoolka Madaxa

Maqaarka  madaxa , waxa ay wax yeelo ka soo gaari kartaa hurdo leh timo qoyan ,in la daweeyo dhibaatadan waa mid aad u adag, sidaas darteed  waa in laga hortagaa cudurkan iyadoo la iska ilaalinaayo, hurada timaha qoyan.

Wararka U Dambeeyey

Yurub Oo Koronto La’aan Iyo Biyo La’aan Ka Cabaneysa!

XAQIIQO NEWS- WAR IYO DHAMMAANTIIS WARKA: Xilli dagaalka Yukrayn uu afar bil jirsaday, todobaadkan Putin waxaa uu jaray tubadii ugu...

Dameerkii Ugu Cod Qurxan Ayaa Guuleysanaya!

Magaalada San Andeero ee dalka Kolombiya sanad walba waxaa lagu qabtaa tartan cajiib ah oo u gaar ah "dabaaldagga...

Hadii Aad Ku Hurudo Qol Iftiin Leh..Iska Jir Halistan Caafimaad

Albaabada iska xir, daaqadaha soo laab ka hor inta aadan isku tuurin firaashka waa talada ay bixineyso daraasad cusub...

Ikhwaanu Muslimiin Arooskooda Eeyaa La Qalaa

Waxaan ku jirnaa maalmaha "Hilba waradka(ayaamu tashriiq) ee ciida weyn ee muslimiinta, aniga oo niyadda ku haaya fadliga maalmahaas...

Daawo..Mareykanka Dabaaldagii Xoriyadda Oo Toogasho Ka Bilaabatay

Muuqaalka baraha bulshada la soo dhigay waxaa lagu arkayaa dad kala cararaya meel ay ka socotay dabaaldaga maalinta xoriyadda...

Hormuud Oo Webseetyada Turkiga Xanibtay..Waa Tan Sababta

Bankiga dhexe ee Soomaaliya ayaa ku dhawaaqay in bankiyo caalami ah xarun ka furanayaan Soomaaliya, waxaana ugu weyn bankiga...