Messi Oo Tagayo Israel Si Uu Ugu Qeyb Qaato Xuska 70-aad Ee Ka Soo Wareegtay Markii..

-

Bog Twitter-ka  ah oo ku hadla Afka Carabiga,ayaa sheegay In laacibka caanka ah ee kooxda Barcelona Leonal Messi  uu tagi doono Israel  9-ka June, si uu u ciyaaro kulan saaxiibtinimo oo ay xulka wadankiisa  la ciyaarayaan Israel munaasabadda 70-tan guuradii ka soo wareegtay aasaaskii Israel.

Israel ayaa soo dhaweyn  doonta xiddiga kubadda cagta ee Barcelona ahna CIyaar yahan Ka tirsan xulka Argentina 9ka June iyadoo ay la ciyaarayaan xulka qaranka kubadda cagta ee Israel si ay u muujiyaan 70-guuradii ka soo wareegtay aasaaskii Israel.

Messi ayaa hadda ka qeyb qaadanay Xayiisiin Muuqaal ah oo loo sameynaya Taleefono Smartphones ah oo ay horumarisay shirkad Yahuudi ah.

Wararka U Dambeeyey

Shiinahaha Oo Digniin Bixiyey “Mareykanka Waddo Qaldan Ayuu Ku Socdaa”

Yang Jiechi oo ah diblomaasi sare oo ka tirsan wasaaradda arimaha dibadda ee Shiinaha ayaa sheegay in dalkiisa...

Maxay Mareykanka Ka Qabtaan Soomaaliya Inta U Dhaxeysa Soo Galis Iyo Sii Bixid?

XAQIIQO NEWS- WAR IYO DHAMMAANTIIS WARKA:Joe Biden ayaa saxiisay go'aan ciidamo Mareykan ah dib loogu celinaayo Soomaaliya, mana ahan markii...

Hindiya..Shimbirihii Oo Kuleyl Dartiis Dhulka Ku Soo Daadanaya!

Galbeedka Hindiya, abaar darran iyo kuleyl hanfi leh oo halkaasi ka jiray muddadii 3-dii bil ee ugu dambeysay darteed...

Guusha X S N M X M D

Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Xasan Shiikh Maxamuud ayaa loo doortay madaxweynaha Soomaaliya doorasha ka dhacday teendhada Afisyooni ee magaalada...

Cilmi Baaris..Dhimashada Ka Dib Ishu 5 Saac Ayey Wax Sii Arki Kartaa!

Baaris lagu sameeyey indhaha dad dhintay oo horay xubnahooda ugu deeqay in cilmi baaris lagu sameeyo ayaa waxaa lagu...

Waa Kan Cudurkii Uu U Dhintay Xaakimka Imaaraatka SH. Khalifa Bin Zaayed

Waxaa geeriyooday Madaxweyihii Imaaraatka carabta Shiikh Khalifa Bin Zayed Aala Nahyaan oo ahaa 73 jir, sida ay shaacisay Wakaaladda...