Milkiilahii Somaliland Oo Ku Baaqay “Midnimo”

-

Hadalka Suldaanka ayaa ku soo aadaya waqti ay Somaliland soo saartay qoraal ay ku caburineysa odayaasha iyada oo ku eedeysay in ay gacmaha la galeen “falal aan khuseynin”.


Xaqiiqonews-Wararka Gudaha

todobaad ka hor boqor buurmadow oo ka mid ah odayaasha caanka ka ah Somaliland ayaa bilaabay olalaha “midnimada” , waxa uuna gooni isku taaga Somaliland ku tilmaamay “riyo maalmeed”.

Siyaasiyiinta Somaliland ayaa aad uga carooday doodda Buurmadow, waxa ayna xarig ugu goodiyeen odayaal ay ku tilmaameen “kuwo la iibsaday”, arintaasi oo gudaha Somaliland ka kicisay khilaaf u dhaxeeya odayaasha iyo Siyaasiyiinta.

Suldaanka guud ee beelaha Somaliland suldaan Maxamed Cabdiqaair ayaa isna taageeray fikradda midnimada, wareysi uu bixiyey ayuuna dhawaan ku sheegay in “Soomaaliya kala maarmin”.

Suldaanka ayaa Somaliland ku eedeeyey in ay ka il bootineyso odyaasha, waxa uuna dalbaday in laga qeyb galiyo salaadiinta wadahalada iyo midnimada ummadda Soomaaliyeed.

Hadaladan cusub ee ka soo yeeraya odayaasha waxa uu maamulka Somaliland uga dhiganyahay “bar madow” oo wajiga uga soo baxday, siyaasiyiinta ayaana doonaya in ay ololahan ku qariyaan “goodin”.

Wararka U Dambeeyey

Yurub Oo Koronto La’aan Iyo Biyo La’aan Ka Cabaneysa!

XAQIIQO NEWS- WAR IYO DHAMMAANTIIS WARKA: Xilli dagaalka Yukrayn uu afar bil jirsaday, todobaadkan Putin waxaa uu jaray tubadii ugu...

Dameerkii Ugu Cod Qurxan Ayaa Guuleysanaya!

Magaalada San Andeero ee dalka Kolombiya sanad walba waxaa lagu qabtaa tartan cajiib ah oo u gaar ah "dabaaldagga...

Hadii Aad Ku Hurudo Qol Iftiin Leh..Iska Jir Halistan Caafimaad

Albaabada iska xir, daaqadaha soo laab ka hor inta aadan isku tuurin firaashka waa talada ay bixineyso daraasad cusub...

Ikhwaanu Muslimiin Arooskooda Eeyaa La Qalaa

Waxaan ku jirnaa maalmaha "Hilba waradka(ayaamu tashriiq) ee ciida weyn ee muslimiinta, aniga oo niyadda ku haaya fadliga maalmahaas...

Daawo..Mareykanka Dabaaldagii Xoriyadda Oo Toogasho Ka Bilaabatay

Muuqaalka baraha bulshada la soo dhigay waxaa lagu arkayaa dad kala cararaya meel ay ka socotay dabaaldaga maalinta xoriyadda...

Hormuud Oo Webseetyada Turkiga Xanibtay..Waa Tan Sababta

Bankiga dhexe ee Soomaaliya ayaa ku dhawaaqay in bankiyo caalami ah xarun ka furanayaan Soomaaliya, waxaana ugu weyn bankiga...