Moi-kii Kenya ee Geeriyooday Waxaa Uu Jeclaa Khamrada Israa’iil !

-

Madaxweynaha Kenya ee dhawaan geeriyooday Mzee Moi ayaa la sheegay in uu aad u jeclaa hilibka iyo khamrada laga keena Isra’iil.


Xaqiiqonews-Wararka Dibadda


David Silverstein oo ahaa dhaqtarka gaarka ahaa ee Deniel Arap Moi ayaa sheegay in Moi uu aad ugu raaxeysan jiray hilibka iyo khamrada laga soo dhoofiyo Israa’iil.

Dhaqtarkani oo ka sheegeeyey qaab nololeedkii Moi ayaa yiri “shaqooyinkeyga waxaa ka mid ahaa in aan xaqiijiyo in uusan cunin cuntooyinka sunta ah, sida caanaha lo’ gisida, bahalada iwm, intii aan shiinaha joognay”.

Sidoo Kale Aqri,,Hoogaamiyihii Ruuxiga Masuq Maasuqa Kenya Moi Oo Geeriyooday

“meelaha in lagu daweeyo uu doorbidi jiray waxaa ka mid ahaa Israa’iil” ayuu yiri David Silverstein oo dhanka kale xaqiijiyey in Moi uu ahaa Masiixi aaminsan “ilaah”.

Wararka U Dambeeyey

Calaamado Soo Muuqan Kara Bil Ka Hor Wadno Xanuunka

Dr. Satir Zhijian, oo ah dhaqtar wadanaha ayaa tilmaamay in calool xanuunka iyo dhabar xanuunka ay noqon karaan calaamado...

Xarun Sayniska Iyo Tiknoolajiyadda U Gaar Ah Oo Muqdisho Lagu Dhagax Dhigay

Jaamacadda SIMAD oo caan ku aheyd aqoonta ganacsiga iyo xisaabaadka ayaa dhawaan daah furtay xarun cusub oo u gaar...

Xog..Jabuuti Oo Soo Bandhigtay Darooniska Bayrakhtaar TB2

Bandhig milatari oo Jabuuti ugu dabaal dageysay sanad guurradii 45aad ee ka soo wareegtay markii ay xornimada ka qaateen...

Nin Xaaskiiska U Dilay Maxaad Gabar Uurka Ugu Sidaa !

Arin argagax leh ayaa laga soo sheegay Masar, nin inta xaaskiisa dilay ka dibna meydkeeda gubay kuna aasay meel...

Xasan Iyo Xamze: Maxay Qaban Karaan Maxaase Dhici Karin?

WARKA: Barlamaanka Soomaaliya ayaa maanta codka kalsoonida siiyey si aqlabiyad buuxda ah RW cusub Xamza Cabdi Barre, haddaba su'aasha...

Jeesow Oo Sheegay In Qabiil Noqon Doonta Hadii La Isku Tuurtuura Dilka Ikraan Tahliil

Xildhibaan Daahir Amiin Jeesow ayaa si carro leh uga hadlay arinta Ikraan Tahliil, waxaa uuna ku celiyey in Ikraan...