Moos Nafta Ka Qaaday Nin Dhalinyarro ah..Qaab Qaldan!

La Wadaag Asxaabtaada

Wiil reer Masar ah ayaa dhintay ka dib markii uu qaab qaldan u cunay miro moos ah.


Xaqiiqonews-

Sida ay qortay shabakadda “Akhbaaru Al yowm” , Suleymaan Maxamed oo ah arday dugsi sare dhigta ayaa u dhintay xaalad sumow oo aad u daran.

Baaritaanada laga sameeyey gobolka Qena, ayaa daaha ka qaadau in 18-jirkani uu si qaldan u cunay moos badan oo ku sumeysan sunta dooliga.

Sidoo Kale Aqri Iska Fiiri..Shantan Sabab Dartood Ha Tuurin Qubka Mooska

Sunta ayaa sida la sheegay loogu tala galay in lagu laayo dooli, taasi oo si aan ku tala gal aheyn u sumeysay moos badan oo goobta yaalay.

FADLAN QEYBTA HOOSE KU DHIIBO ARAGTIDAADA
La Wadaag Asxaabtaada