mooshin ka dhan ah madaxwene cusule oo la gudbiyey iyo digniin loo diray gudomiyaha baarlamaanka

La Wadaag Asxaabtaada

xildhibaanada baarlamaanka dowlad goboleedka hirshabelle ayaa mooshin ka dhan madaxweye cali cabdulahi cusuble u gudbiyey gudoonka baarlmaanka xildhibanada oo tiradooda gaareyso 64 xildhbaan ayaa ku saxiixnaa mooshinka loo gudbiyey gudoonka ayaga oo waliba digniin culus u raaciyey in hadii mooshinkan ay qaban waayaan ee gudoomiyaha qudhiisa ay mooshin ka keeni doonaa taa oo cabsi iyo walwal ku beertay gudoomiyaha barlamaanka waxa ayna u muuqadaa in mooshinka uu yahay isku daygii ugu danbeyey ee madaxweynaha lagu ridayo waxaana jirtay in dhowjeer oo hore madaxweyne cusuble mooshiin laga keenay balse gudoonka baarlamanka iyo madaxweye ku xigeenka ay xaliyeen

FADLAN QEYBTA HOOSE KU DHIIBO ARAGTIDAADA
La Wadaag Asxaabtaada