Mooshinka Xil Ka Qaadista Farmaajo Waa Ganacsi Halis ah.

-

Hogaamiyaha niyadda jilacsan mudane farmaajo ayaa wajahaya “Rajo Xumo” Ka dib markii todobaadkan ay soo baxeen wararka sheegaya in mooshin xilka looga  qaadayo  la geeyey aqalka Barlamaanka.

Xaqiiqonews.com-Wararka Gudaha

Ma rabo in aan niyad jibayo xildhibaanada horkacaya mooshinka, balse waa arin xusid mudan hadii Farmaajo ka tago xafiiska, Cidda badali doonto?

Ku Dhawaad 2 sano oo xukun haayey Farmaajo waxa uu dalka galay “Kor u kac ma leh, hoos u dhacna ma jiro” hase yeeshee mooshinka cusub ee Xildgibnaada ayaa rajo cusub ku beeray niyadda kuwa mucaaradsan Farmaajo, waxey ila tahay in farmaajo oo xilka ka tagaa ay tahay arin wanaagsan, waxaanse is weydinayaa waa kumaa hogaamiyaha badali karaa?

Ganacsi Halis ah

Hogaamiyaal lacago ka soo qaatay Imaaraatka ayaa hor boodaya mooshinka taagan waxeyna howshu u egtahay “Gud ka guur, Qanjo U Guur” gaar ahaan waxa aan farta eedda aan ku fiiqayaa CC Shakur, sidaa darteed Mooshinka hadda socdaa waxa aan ku tilmaami karaa “Ganacsi halis ah”

Facebook Notice for EU! You need to login to view and post FB Comments!

Wararka U Dambeeyey

Muuqaal..Maxay Rakaabkan Diyaaradda U Riixayaan?

Muuqaal ka mid ah kuwa ugu cajiibsan, dalka Nepal waxaa baraha bulshada lagu baahiyey diyaarad ay rakaabka dabada ka...

Hadii Aad Aragto Riyooyinkan..Dhaqso Dhaqtar U Tag

Khubarro ka tirsan xarunta "Sleep cycle center" ee fadhigeedu yahay gobolka Teksas ee Mareykanka ayaa sheegay in riyada ay...

Dilka Shacabka Oo Lagu Tartamaayo!

Rasaasta ciidanka Df-ka ayaa dishay 3 qof oo shacab ah gudaha magaalada Muqdisho, halka gantaal hoobiye ah oo ...

Imisa Qof Oo Soomaali Ah Ayaa Hub Heysta?

Hubka saxda ee gacanta uga jira muwaadiniinta Soomaaliya waa mid aan la aqoon, hase ahaate warbixin lagu qoray webseetka...

Internetka Aduunka Oo Halis Ugu Jira In Uu Joogsado Sababtan Darteed

Saynisyahanada ayaa ka digaya cillad guud oo ku timaado internetka aduunka iyaga oo sababtuna ku qeexaya nidaamka cadceedda oo...

Mooska Miyuu Noqon Karaa Halis Caafimaad!

Labo saynisyahan oo ka tirsan jaamacadda Beihang University Jian Saotian iyo Liao Jie,ayaa shaaca ka qaaday halis caafimaad oo...