Musharrax Madaxweyne oo yiri” Carbohydartes-ka waa macdan dhulka laga qoto” cajiib

La Wadaag Asxaabtaada

[google_ad data_ad_slot=” data_ad_format=’rectangle’]
Muuse biixi Cabdi hgamiyaha xisbiga kulmiye ee somaliland ayaa meel fagaaro ah ka jeediyey khudbad waxaana khudbaddiisa ku jirtay hadal ay la yaabeen xitaaa aradyada duggsiyada sare isagoo yiri “Carbohydrates-ka waa macdan dhulka laga qoto” muuse biixi ayaa garanwaayey in carbohydarateska tahay sonkorta jidhku kala baxo cunada sida Roodhida, Bariiska, Paastada iyo boorajka. Carbohydrates maaha macdan dhulka laga qodo sida aad maanta ku khud-badeeyey. Haduu maanta Muse Madaxweyne ahaan lahaa wuxuu amar ku bixin lahaa in Carbohydrates dhulka laga baadho oo aan laga heleen. Waxaan kala garan waayay in Muse cilmigu jeexay oo uu iskaga darsamay iyo in uu goyn jiray oo goys goys uu ku ahaa xiisada Chemistry-ga waaguu Secondary-ga ku jiray. Muse nin Carbohydrates garan waaya maaha ee talow siday wax u jiraan? Siyaasada dad baa u nugul oo isku daata oon kaba soo hadhin. Dhawaan se marka kaambaynku bilaabmo wey kala cadaan xaalada Muse siday noqoto.
[google_ad data_ad_slot=” data_ad_format=’auto’]

FADLAN QEYBTA HOOSE KU DHIIBO ARAGTIDAADA
Like
Like Love Haha Wow Sad Angry
La Wadaag Asxaabtaada