Muuqaal..Arag Oogada Sare ee Mars iyo Waxa Dul Saaran

-

Howlwadeen ka tirsan shaybaarka JPL ee taabcsan Hay’adda NASA, ayaa baahiyey muuqaal cajiib ah oo lagu qaaday kaamiro tayo fiican.


Xaqiiqonews-Saynis-Xiddigiska

Muuqaalkani waxaa soo qaaday Kaamirooyinka ku xiran markab xiddigeedka “Curiosity ” kaasi oo gaaray oogada sare ee Mars sanadku mar uu ahaa 2012-ka,

Sidoo Kale Aqri..NASA Oo Baahisay Sawirada Qoys Ku Nool Mars!

Markab xiddigeedkani ayaa ku jira shaqo, tan iyo markii uu halkaasi tagay bartamihii 2012, waxaana la filayaa in macluumaad badan laga heli doono meeraha gaduudan (Mars).

Halkan hoose Ka Daawo Muuqaalka

https://www.youtube.com/watch?v=Dd8n9MrcNxY

Wararka U Dambeeyey

Jeesow Oo Sheegay In Qabiil Noqon Doonta Hadii La Isku Tuurtuura Dilka Ikraan Tahliil

Xildhibaan Daahir Amiin Jeesow ayaa si carro leh uga hadlay arinta Ikraan Tahliil, waxaa uuna ku celiyey in Ikraan...

Fahad Yaasiin Oo Si Aan La Dareemin U Qirtay Dilkii Ikraan Tahliil !

WARKA: Eedeysanihii ugu weynaa ee loo heystay dilka Ikraan Tahiil Fahad Yaasiin ayaa markii ugu horeysay si bablik ah...

Shiikh Sheegay In Israa’iil Ay Jinni U Isticmaasho Basaasidda Iiraan!

Xujutul-Islaam Naqiya Buurfar oo ah wadaad diimeed ahna ustaad jaamacadeed ayaa Tilifishinka Iiiraan ka sheegay in Israa'iil ay adeegsato...

Maxaa La Sameeyaa Markii Aadan Lacag Heysan?

in aad dareento baahi lacageed waa mushkilad caalami ah waana arin caadi oo dadka oo dhan ku dhacda ugu...

Muxuu Qirtay Muxuuse Inkiray Yaasiin Fareey

WARKA: Wareysi socday wax ka badan nus saac oo si bablik ah loo shaaciyey ayuu Yaasiin Fareey kaga hadlay...

RW Israa’iil Biniit Oo Yiri Waxaan Ku Dhownahay Burbur!

Ra'iisal wasaaraha Israa'iil Naftaali Biniit ayaa niyad xumo ka muujiyey mustaqbalka Yahuudda,waqti dalkaasi uu wajahaayo kala qeybsanaan baahsan oo...