Muuqaal: Boqor Salmaan oo Qaab cajiib ah U soo dhaweeyey Gabar uu dhalay Trump

-

gabadha uu dhalay madaxweynaha mareekanka ee lagu magacaabo IFanca Trump ayaa ka mid ah wadfdi horay u soo raacay madaxweyne Trump.
iNFANKA ayaa lagu soo dhaweeyey hoteel ku yaalla caasimadda riyadh ee dalka sacuudiga iyadoo gacanta ka heysata ninkeeda isla markaana xiran saaka madow ah oo lugaha ka qaawan waxaana ka mid ah dadka soo dhaweeyey Adeegaha labada Xaram ee barakeysan boqor salmaan cabdul malik.
halkan hoose ka daawo daqiiqadii soo dhaweeynta Infanca Trump iyo ninkeeda.

Wararka U Dambeeyey

Nin Xaaskiiska U Dilay Maxaad Gabar Uurka Ugu Sidaa !

Arin argagax leh ayaa laga soo sheegay Masar, nin inta xaaskiisa dilay ka dibna meydkeeda gubay kuna aasay meel...

Xasan Iyo Xamze: Maxay Qaban Karaan Maxaase Dhici Karin?

WARKA: Barlamaanka Soomaaliya ayaa maanta codka kalsoonida siiyey si aqlabiyad buuxda ah RW cusub Xamza Cabdi Barre, haddaba su'aasha...

Jeesow Oo Sheegay In Qabiil Noqon Doonta Hadii La Isku Tuurtuura Dilka Ikraan Tahliil

Xildhibaan Daahir Amiin Jeesow ayaa si carro leh uga hadlay arinta Ikraan Tahliil, waxaa uuna ku celiyey in Ikraan...

Fahad Yaasiin Oo Si Aan La Dareemin U Qirtay Dilkii Ikraan Tahliil !

WARKA: Eedeysanihii ugu weynaa ee loo heystay dilka Ikraan Tahiil Fahad Yaasiin ayaa markii ugu horeysay si bablik ah...

Shiikh Sheegay In Israa’iil Ay Jinni U Isticmaasho Basaasidda Iiraan!

Xujutul-Islaam Naqiya Buurfar oo ah wadaad diimeed ahna ustaad jaamacadeed ayaa Tilifishinka Iiiraan ka sheegay in Israa'iil ay adeegsato...

Maxaa La Sameeyaa Markii Aadan Lacag Heysan?

in aad dareento baahi lacageed waa mushkilad caalami ah waana arin caadi oo dadka oo dhan ku dhacda ugu...