Cunta-kariyaha caanka ah ee reer Turkiya Chef Burak ayaa si lama filaan maadooyin fudud uga sameeeyey qarax cajiib ah.
Xaqiiqonews-Saynis
Cunta-kariyahan caanka ah isaga laftiisa ma filaneynin in muuqaalkiisani uu shacbiyad intan la ek heli doono.
Markii kimakadii ugu dambeysay uu ku daray dareerihii weelka ku jiray ee riinjiga “Ultramarine” waxaa sameysmay qarax, taasi oo sababtay in si weyn muuqaalka loogu shaaheeyo baraha bulshada dhexdooda
Dadka qaar ayaa tilmaamay in Burak uu sameeyey tijaabo sheydaan, halka kuwa kalane ay dhacdada u arkeen mid kadis ku dhacday