Muuqaal Cusub..Dagaalkii 1977..Arag Wixii ku Dhacay Kuuba

-

Muuqaalka cusub ayaa waxaa duubay ciidankii Kuuba, waxaana muuqaalka lagu arkayaa askar Kuubaan oo dhaawac iyo dhimasho ah.


XAQIIQO NEWS-MUUQAAL

Muuqaalkani waa qeyb ka mid ah dagaalkii 1997 ee u dhaxeeyey Soomaaliya iyo Itoobiya, gaar ahaan muuqaalka ayaa lagu arkayaa askartii Kuuba ee caawineysay Itoobiya kuwaasi oo weeraro culus kala kulmaya qaar ka mid ahaa cutubyadii ciidanka xoogga.

Muuqaalkani oo uu baahiyey tv-ga Cuba,ayaa soo bandhigaya qeyb yar oo ka mid ah xaaladdii adkeyd ee ciidanka Kuuba ku qabsatay aaggii dagaalka.

Halkan hoose Ka Daawo Muuqaalka

kuuba ayaa ka mid aheyd wadamadii Midowga Sofiyeeti ee Itoobiya gacan siiyey markii lagu jabiyey dagaalka, taasi oo sababtay in Soomaaliya ay xiriirka u jarto wadamadii midowga Sofiyeeti iyo wadamadii dunida labaad (marka laga reebo Shiinaha iyo Romania).

Wararka U Dambeeyey

Yurub Oo Koronto La’aan Iyo Biyo La’aan Ka Cabaneysa!

XAQIIQO NEWS- WAR IYO DHAMMAANTIIS WARKA: Xilli dagaalka Yukrayn uu afar bil jirsaday, todobaadkan Putin waxaa uu jaray tubadii ugu...

Dameerkii Ugu Cod Qurxan Ayaa Guuleysanaya!

Magaalada San Andeero ee dalka Kolombiya sanad walba waxaa lagu qabtaa tartan cajiib ah oo u gaar ah "dabaaldagga...

Hadii Aad Ku Hurudo Qol Iftiin Leh..Iska Jir Halistan Caafimaad

Albaabada iska xir, daaqadaha soo laab ka hor inta aadan isku tuurin firaashka waa talada ay bixineyso daraasad cusub...

Ikhwaanu Muslimiin Arooskooda Eeyaa La Qalaa

Waxaan ku jirnaa maalmaha "Hilba waradka(ayaamu tashriiq) ee ciida weyn ee muslimiinta, aniga oo niyadda ku haaya fadliga maalmahaas...

Daawo..Mareykanka Dabaaldagii Xoriyadda Oo Toogasho Ka Bilaabatay

Muuqaalka baraha bulshada la soo dhigay waxaa lagu arkayaa dad kala cararaya meel ay ka socotay dabaaldaga maalinta xoriyadda...

Hormuud Oo Webseetyada Turkiga Xanibtay..Waa Tan Sababta

Bankiga dhexe ee Soomaaliya ayaa ku dhawaaqay in bankiyo caalami ah xarun ka furanayaan Soomaaliya, waxaana ugu weyn bankiga...