Ciidamada DF-ka ayaa maanta xoog ku furay ganacsiyo ku yaalla suuqa bakaaraha halkaasi oo ay xoog ku xireen Daacishta Soomaaliya.
XAQIIQO NEWS- WARARKA GUDAHA
Ganacstada Suuqa Bakaaraha kuwaasi oo la hadlay warbaahinta ayaa sheegay in qaati ka taagan yihiin canshuur seddex geesood ah.
Ganacsatada qaarkooda oo quus ka taagan xaaladda ayaa go’aansaday in ay xiraan ganacsigooda.
Ka dib maalmo uu suuqa xirnaa, Dowladda ayaa ciidamo farabadan ku daadisay suuqa iyada oo ganacsatada ku amraysa in ay xoog ku furaan ganacsiyadii ay daacish xoogga ku xirtay!
Taliska Booliska Oo Amar Cusub Kusoo Rogay Ganacsatada Suuq.a Weyn Ee BakaarahaTaliska Booliska Oo Amar Cusub Kusoo Rogay Ganacsatada Suuqa Weyn Ee Bakaaraha.
Posted by Faduma Abdulkadir Hassan on Saturday, 29 January 2022