Muuqaal: Dhageyso Codka “Aduunka” Ee Cabsida Leh..NASA Ayaa Soo Duubtay

-

Hay’adda NASA  ayaa Soo duubtay Cod Cajiib ah oo ay ku tilmaameen Musikada Aduunka.

Xaqiiqonews-Xiddigiska

NASA ayaa waxa ay leedahay waxaa laga yaabaa in nooca codkan uu yahay midkii ugu yaab badnaa ee aad maqasho.

Codka oo u dhawaaqaya qaab Mustikada oo kale ayaa dadkii daawada muuqaalka waxa ay ku tilmaameen mid aad u cabsi badan.

Qof wata magaca Shreyansh Prasad ayaa soo qoray “hadda markii aan maqlay codkan ka dib, caawa ma hurdi doono”

Codadkan ayaa ka mid  ah “hirar cod ah oo u socda qaabka Raadiyaha”oo  ay duubeen kaamirooyinka ku xiran Maraakiib cireedka NASA , ka dibna iyada oo la isticmaalaayo qalabka wax tarjuma ayey culimada sayniska u badaleen “Cod la maqli karo”

Hoos ka Daawo Muuqaalka

Wararka U Dambeeyey

Calaamado Soo Muuqan Kara Bil Ka Hor Wadno Xanuunka

Dr. Satir Zhijian, oo ah dhaqtar wadanaha ayaa tilmaamay in calool xanuunka iyo dhabar xanuunka ay noqon karaan calaamado...

Xarun Sayniska Iyo Tiknoolajiyadda U Gaar Ah Oo Muqdisho Lagu Dhagax Dhigay

Jaamacadda SIMAD oo caan ku aheyd aqoonta ganacsiga iyo xisaabaadka ayaa dhawaan daah furtay xarun cusub oo u gaar...

Xog..Jabuuti Oo Soo Bandhigtay Darooniska Bayrakhtaar TB2

Bandhig milatari oo Jabuuti ugu dabaal dageysay sanad guurradii 45aad ee ka soo wareegtay markii ay xornimada ka qaateen...

Nin Xaaskiiska U Dilay Maxaad Gabar Uurka Ugu Sidaa !

Arin argagax leh ayaa laga soo sheegay Masar, nin inta xaaskiisa dilay ka dibna meydkeeda gubay kuna aasay meel...

Xasan Iyo Xamze: Maxay Qaban Karaan Maxaase Dhici Karin?

WARKA: Barlamaanka Soomaaliya ayaa maanta codka kalsoonida siiyey si aqlabiyad buuxda ah RW cusub Xamza Cabdi Barre, haddaba su'aasha...

Jeesow Oo Sheegay In Qabiil Noqon Doonta Hadii La Isku Tuurtuura Dilka Ikraan Tahliil

Xildhibaan Daahir Amiin Jeesow ayaa si carro leh uga hadlay arinta Ikraan Tahliil, waxaa uuna ku celiyey in Ikraan...