MUUQAAL :Sheikh Mustafa oo Yiri” Soonka qof faqiir ah waajib kuma ahan !”

-

wadaadka asahriga ah ee dhalasho ahaan ka soo jeeda Asturaaliya sheikh Mustafa Raashid ayaa jeediyey fatwo muran weyn dhalisay ka dib markii uu sheegay in soonku waajib ku yahay oo kaliya dadka Tujaarta ah isagoo yiri” dadka faqiirka soonkoodu waa sunno”
wareysi uu siiyeyTV-ga Al xurrah ee lga leeyahay dalka mareekanka ayuu wadaadkani sheegay in uu xisaabaad isku dardaray ka dib ay u soo baxday in muwaadiniinta masaarida ah ee ku shaqeeya mishaar ka yar 500 doolar in uusan waajib ku aheen soonka.
Mustafa ayaa sheegay in qofka ku nool masar ee bishii ay soo gasho wax ka yar shan boqol oo dollar la dhihi karo waa faqiir !
Mustafa Rashid ayaa sheegay in uusan u jeedkiisa aheyn in uu ugu baaqayo dadka faqiirka in aysan soomin balse danta uu hadalkani ama fatwadani ka leeyahay ayuu sheegay in ay tahay in dadka loo caddeeyo sababaha ilaah soonku u waajib yeelay waxaana uu sii raaciyey”soonka sababta loo jideeyey wax ay tahay in la quudiyo dadka faqiirka ah”
Fatwada mustafa ayaa muran weyn iyo dood ka dhax dhalisay culimada muslimiinta iyadoo dad badan ay ku tilmaameen fatwo lunsan.
Halkan Muuqaalka Sheikh Musfata oo Fatwada jeedinaya

Wararka U Dambeeyey

Guusha X S N M X M D

Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Xasan Shiikh Maxamuud ayaa loo doortay madaxweynaha Soomaaliya doorasha ka dhacday teendhada Afisyooni ee magaalada...

Cilmi Baaris..Dhimashada Ka Dib Ishu 5 Saac Ayey Wax Sii Arki Kartaa!

Baaris lagu sameeyey indhaha dad dhintay oo horay xubnahooda ugu deeqay in cilmi baaris lagu sameeyo ayaa waxaa lagu...

Waa Kan Cudurkii Uu U Dhintay Xaakimka Imaaraatka SH. Khalifa Bin Zaayed

Waxaa geeriyooday Madaxweyihii Imaaraatka carabta Shiikh Khalifa Bin Zayed Aala Nahyaan oo ahaa 73 jir, sida ay shaacisay Wakaaladda...

Mar Hadey Doorasho Tahay Qof Walba In Uu Soo Baxo Filo

Qof walbo waxa uu filayaa soo bixitaanka musharixiisa uu jecelyahay, balse waxaan la iska indha tiri karin mar hadii...

Ruushka Oo Sheegay In 30 Daqiiqo Kaliya U Baahanyahay Si Uu U Burburiyo Dowladaha NATO!

Maamulaha wakaaladda hawada sare u qaabilsan Ruushka ninka lagu magacaabo Dmitry Rogozin ayaa sheegay in dalkiisa u baahanyahay oo...

Doorashada 15-ka May..Maxaa Ugu Muhiimsan?

XAQIIQO NEWS- WAR IYO DHAMMAANTIIS WARKA:15-ka bishan aynu ku jirno ee May, waxaa lagu wadaa in la qabto doorashada aadka...