Shiinaha iyo Soomaaliya waxaa u dhaxeysa Fogaan markii ugu yartahay lagu qiyaasay 4,235 Miles, hase yeeshee Hodman arinkaasi kama hor istaagin in ay barato luuqadda shiinaha, waxa ayna iyada oo joogto gurikeeda hooyo ay ku hadleysaa afka-shiinaha, Qaabka Hodman ay ugu hadleya luuqaddani Fog waxa ay ku tilmaameen dadka qaar “wax aan la aamini karin”
Xaqiiqonews.com-Wararka Dibadda.
https://www.youtube.com/watch?v=LJopGAXf15o