Muuqaal..Halkan Nabi Muxamed SCW ayaa Ku Tukaday Kuna…

La Wadaag Asxaabtaada

Inkastoo ay ka soo wareegtay waqti dheet balse marka aad indhaada ku aragto goobaha noocan oo kale ah Iimaanka ayaa siyaada.

Xaqiiqonews-Muuqaal

Muuqaalkani ayaa lagu arki karaa masjid uu Nabiga SCW ku tukaday, kuna hurday xilli uu ku sii jeeday duulaankii UXUD.

Masjidkani muuqaalkiisa wax badal ah ma lagu sameynin marka laga reebo koronto la giliyey, waxaana laga joogaa in ka badan 1400 oo sano ka badan.

Dagaalkii Uxud ayaa ka mid dagaalada ugu waaweynaa ee uu galay Nabi Muxamed SCW.

FADLAN QEYBTA HOOSE KU DHIIBO ARAGTIDAADA
Like
Like Love Haha Wow Sad Angry
La Wadaag Asxaabtaada