Muuqaal.. Jaceylka Biden Ee Jallaatada

La Wadaag Asxaabtaada

Madaxweynaha Mareykanka Joe Biden ayaa si kadis ah u joogsaday goob dukaan ah si uu u iibsado jallato xilli uu socdaal ku maraayey magaalada Cleveland ee gobolka Oohaayo.


XAQIIQO NEWS- MUUQAALO

Muuqaalka oo lagu baahiyey baraha bulshada ayaa waxaa ka soo muuqanaya Biden oo jallaata la cunaya mid ka mid ah dadkii la socday isaga oo la weydiiyey su’aal aheyd “noocee jeceshahay jallaatada? waxa uuna ku jawaabay “midka shukulaatada”.

Sidoo Kale Aqri: Biden Waxa Uu ku Socdaa Tubtii Trump

Waxaa la sheegaa in Biden uu aad u jecelyahay jallaatada, sanadkii 2010-kii ayuuna sheegay in uusan cabin alkohol iyo sigaar toona, balse uu aad u cuno jallaatada.

FADLAN QEYBTA HOOSE KU DHIIBO ARAGTIDAADA
La Wadaag Asxaabtaada