Muuqaal: kowkab Halis ah Oo dhulka burburin doona bisha soo socoto#faafaahin

La Wadaag Asxaabtaada

wargeyska daily mail ayaa baahiyey warbixin naxdin leh oo ku saabsan kowkab halis ah oo laga cabsi qabo in bisha soo socota uu burburiyo dhulka.

kowkabkani oo lagu magacaabo”3200 Phython Brush” ayaa gaaraya qiyaastii balac la eg ilaa 5 km sida wargeyska sheegayna kowkabkani ayaa u soo dhawaan doona dhulka 17 bishan aynu ku jirno ee december.

kowkabkani ayaa imaanaya ka dib kowkabka ilaaha Gariiga ah ee lagu magacaabon Demiullah Phaeton, uu burburiyey dhulka.

quburo ka tirsan jaamacadda Emmanuel University ayaa baahiyey muuqaal muuqaal tusinaya soo dhawaanshiyaha kowkabani ee dhulka taasi oo walaac badan ku beertay khubarada.

halkan hoose ka daawo muuqaalka ay baahisay Emmanuel University

FADLAN QEYBTA HOOSE KU DHIIBO ARAGTIDAADA
Like
Like Love Haha Wow Sad Angry
La Wadaag Asxaabtaada