Askari ka tirsan Df-ka ayaa si xun feer ula dhacay mid ka mid wariyaasha oo isku dayey in uu ka qeybgalo dabaaldegga 26 Juun.
Xaqiiqonews-Muuqaalo
Waxaa baraha bulshada lagu faafiyey muuqaal fowdo ah kaasi oo tilmaam ka bixinaya habdhaqanka askarta DF-ka ee ku dhisan xoog-maalka.
Muuqaalkan oo lagu daawan karo askari ka tirsan dowladda oo feer dhacaya qof wariye ah ayaa waxa ay dad badani ku tilmaameen “dhaqan xumo” .
Halkan Hoose riix si aad u daawato muuqaalka.