MUUQAAL :Maxaa kala qabsaday Wariye Mareexaan ah iyo Gabar Hawiye ah “Khasab ku taageer Farmaajo”

KA dib guushii farmaajo ayaa Tv-yada iyo idaacaha waxaa laga sii daayey Dood ku saabsan qof walbo sida auu arko guusha uu gaaray farmaajo.
hadaba mid kamid ah doodaha noocaasi ah oo uu tabinaayey wariye mareexaan ah oo qaraabo dhaw ay yihiin farmaajo ayaa waxaa ka dhacay dood kulul,
gabar ka soo wacday barnaamijka muqdisho ayaa sheegtay in ay aysan iyadu taageersaneen farmaajo waxase yaab aheyd markii wariyaha uu xanaaqay isagoo gabarta ku cadaadiyey in ay taageerta farmaajo.
sheekada dhaxmartay wariyaha iyo gabarta ayaa u dhaceysay sida tan
Wariye: magacaaga sheeg iyo meesha aad ka soo hadleyso?
gabar:magaceygu waa farxiyo cusmaan yuusuf oo ku sugan magaalada muqdisho
wariye:waad mahadsantahay waxaad noqoneysaa dhageystihii ugu horreeyey ee naga soo waca caasimadda daalka ee muqdisho maxaad ku muujineysaa dareenkaada shacabka waad aragtaa madaxweynaha magaalooyin badan ayaa laga taageeray taas oo ah magaalooyinkii ugu dabnaa oo ay ku jirto degmada tani guriceel oo ah caasiamadda ganacsiga gobolka galgduud waa noocee dareenkaaga?
gabar:wlh dareenkeyga horta aniga waxaan dhihi lahaa maxamed cabdulaahi farmaajo guul uma arki aniga sababtoo ah aniga waxaan jeclaay mudane xasan sheikh maxamuud
Markii halkaasi ay mareyso wariyaha wuxuu hadalka ka dhexgelayaa gabarta isagoo miiska garacaaya
wariye:heehee nala ilaali anshaxa barnaamijka waxa aan u hanbalyeeyneyno waa madaxweynaha in aad mucaarad ku noqotana barnaamijka uma aan soo furin …………………………………….
Sheekada oo dhameystiran ka daawo muuqaalka hoose

[google_ad data_ad_slot=” data_ad_format=’auto’]

FADLAN QEYBTA HOOSE KU DHIIBO ARAGTIDAADA