Waxaa baraha bulshada ku xariiraan ka socda dood aad kulul oo ku saabsan muwaadin sacuudiyaan ah oo sheegay in uu dhisaayo Masid uu u bixiyey Magaca Ivanka ! oo ah gabar uu dhalay madaxweynaha Mareekanka Donald trump munaasabadda booqashada trump Iyo gabdhiisa ay ku joogaan Sacuudiga darteed.
Muwaadinkan ayaa ku yiri muuqaal uu soo duubay”masjidka aan u dhiseyno gabadha qaalida nagu ah ee Ivanka waxa ay ku soo beegmeysaa booqashadeeda boqortooyada si ay u hesho maalinta Aakhiro camal fiican oo janno ay ku gasho!”
https://www.youtube.com/watch?v=9BYS467ppSQ
Muuqaal: Nin saacuudiyaan ah oo Dhisay masjid uu Ugu Magac daray Gabar Uu dhalay Donald Trump”Ivanka”#sabab
-