Muuqaal..Sidan Ayuu Xasan Firimbi Uga Hadlay Dilka Ikraan Tahliil

La Wadaag Asxaabtaada

Xildhibaan xasan Yare oo dadka qaar ay ugu yeeraan Xasan Firimbi ayaa wareysi uu siiyey Telifishinka Somali Cable kaga hadlay mowqifkiisa ku aadan iyo waxa uu ka aaminsan yahay kiiska Ikraan Tahliil.


XAQIIQO NEWS- MUUQAALO

Xasan Yare waxa uu meesha ka saaray aaminaad lagu qabi karo hay’ad afduubtay oo dileysa shaqaalaheeda isaga oo is weydiiyey: “gabar nabad sugid ah oo Hey’ada qaranka ushaqeyneysa hadii la dilay sidee ku badbaadi karaa muwaadin kale oo la qarinayo oo la siyaasadeynayo?

Xasan Yare ayaa fariin u diray waxa uu ugu yeeray culimada Soomaaliyeed kuwaasi oo sida uu sheegay ku badashay aayaadkii qur’aanka iyo xadiithyadii Nabiga Scw baabuuro baruuf ah iyo hoteelo”.

Muuqaalka Hoose Ka Daawo Faafaahin Badan

Wareysi Xildhibaan Xasan Yare Khilaafka MD Farmaajo iyo RW Rooble iyo arinta kiiska Ikraan Tahliil.

Wareysi Xildhibaan Xasan Yare Khilaafka MD Farmaajo iyo RW Rooble iyo arinta kiiska Ikraan Tahliil. “gabar nabad sugid ah oo Hey’ada qaranka ushaqeyneysa hadii la dilay sidee ku bada baadi karaa muwaadin kale oo la qarinayo oo la siyaasadeynayo” “culumada dhuudhuumaneysa waxaan leeyahay ha noqonina kuwii Ayaadaha qur’aanka iyo Axaadiith-ta Nabiga S.C.W ku bedesha baabuuro Bulletproof iyo Hotelo”

Posted by Official Somali Cable on Sunday, 19 September 2021
FADLAN QEYBTA HOOSE KU DHIIBO ARAGTIDAADA
Like
Like Love Haha Wow Sad Angry
La Wadaag Asxaabtaada