Muuqaal Sir Lagu soo duubay:Haweeney Soomaali ah oo Magafo ay garaacayaan#Ha daawan hadii aad calool jilcantahay

La Wadaag Asxaabtaada

waxaa baraha bulshada lagu faafiyey muuqaal haweeney u muuqatay qof weyn oo ay jirdilayaan kooxaha loo yaqaano Magafo ee ka gacansada tahriibka.
haweeneydani ayaa sida muuqata ka soo tahriibtay soomaaliya kuna sii jeeday yurub balse waxaa gacanta ku dhigay Magafo oo doonaya in ay lacago ka qaataan dadka tahriibayaasha hadii aysan bixine lacagta laga rabo waxa ay marsiiyaan ciqaab mar marka qaar keento in uu qofka naftiisa waayo.

Halkan hoose ka Daawo Muuqaalka naxdinta Badan

FADLAN QEYBTA HOOSE KU DHIIBO ARAGTIDAADA
La Wadaag Asxaabtaada