Taageerayaasha Liverpool ayaa u dhawaaqay Laacibka kooxda Liverpool ee reer Masar Mohammed Salah ,iyagoo ku heesay in isaga dartiisa ay u noqon doonaan muslimiin.
Sadio Mani ayaa dhaliyay seddexleey, halka Mohammed Salahna uu gool dhaliyey, balse arinka sida aadka warbaahinta u buun buunisay ayaa ah taageerayaasha oo ku heesay ereyo cajiib ah.
muuqaalkani lagu baahiyey baraha bulshada ayaa waxa ay ku cel celinayeen taageerayaasha “mohamed salah wuu ii dhalinayaa, wuu kuu dhalinayaa, hadii uu dhaliyo goolal badan waxaan noqon doonaa muslim dhawaan”.
IF HE SCORES ANOTHER FEW THEN ILL BE MUSLIM TOO pic.twitter.com/qYzdY06wGU
— Sean Griffiths (@seangriff123) February 14, 2018