Waxaa saaka qarax gaari ka dhacay degmada Xamarweyne ee magaalada Muqdisho, gaar ahaan agagaarka Ceelgaabta.
Qaraxa ahaa miino gaariga loogu xiray weriye Sawir-qaade ah oo lagu magacaabo Cabdixamiid Karazay, kana tirsan Tv-ga Universal ee magaalada Muqdisho.
Weriyaha ayaala sheegay inuu dhaawac culus kasoo gaaray Qaraxa, waxaa kaloo dhaawacyo ka soo gaareen dad ag dhowaa goobta.
https://www.youtube.com/watch?v=nyuHSxBxRq8
[google_ad data_ad_slot=” data_ad_format=’auto’]
Muuqaal: wariye ku dhaacwamay qarrax ka dhacay muqdisho
-