MUUQAAL:Daawo Qaabkii loo Dilay Cali Cabdalle Saalax Madaxweyne 40 Sano yeman Xakumay

La Wadaag Asxaabtaada

Idaacad maxali oo ay leeyihiin kooxda shiicada ee xuutiyiinta ayaa baahisay war ku saabsan in la dilay waxa ay ugu yeereen “hogaamiyihii maleeshiyada khiyaanada” ka dib markii lagu qarxiyey gurigiisa.

Dadweyne rer yemen ah ayaa ku faafiyey baraha bulshada muuqaalka Cali cabdalle saalax oo madaxa ay rasaas kaga taalo waxaana muuqaalka ka soo muuqanaya rag hubeysan oo meydka gacanta ku haaya isla markaana ku dhawaaqaya takbiirta.

Halkan Hoose k daawo Muuqaalka

[fbvideo link=”https://www.facebook.com/Arabi21News/videos/1604943939562069/” width=”500″ height=”400″ onlyvideo=”1″]

فيديو بثه ناشط يمني يكشف عن مقتل الرئيس اليمني السابق علي عبد الله صالح بوسط العاصمة صنعاء

Posted by ‎Arabi21 – عربي21‎ on Montag, 4. Dezember 2017

FADLAN QEYBTA HOOSE KU DHIIBO ARAGTIDAADA
La Wadaag Asxaabtaada