MuuqaalKii Ugu Horeeyey Duqeyntii Jilib..Sidan Ayey Wax U Dhaceen

La Wadaag Asxaabtaada

Afrikom Ayaa baahisay muuqaal yar oo ku sheegeen in ay tahay duqeyntii jilib, duqeyntaasi oo Df-ka ay horay u sheegtay in lagu burburiyey warshada qaraxyada oo Al-shabaab ay lahaayeen.


XAQIIQO NEWS- MUUQAALO

Sida ay Afrikom ku doodeysa duqeynta waxaa ku dhintay 8 ka mid ah dagaalyahanada Al-shabaab, halka dhaawac uu soo gaaray 2 kale.

Sidoo Kale Aqri: Duqeyn Mise Dumli Iyo Dambi Dagaal?

Hase yeeshee duqeynta oo dhacday 10 Diseembar, ilaa hadda ma jirto wax war ah oo ka oo baxay Al-shabaab kuna aadan qaabka duqeynta u dhacday.

Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa dhawaan bixiyey amar ciidanka Mareykanka ay uga baxayaan Soomaaliya, duqentani ayaa imaaneysa xilli Mareykanka isku diyaarinayaan in ay howgalgooda isbadal ku sameeyaan.

FADLAN QEYBTA HOOSE KU DHIIBO ARAGTIDAADA
La Wadaag Asxaabtaada