Muuqaalkii Ugu Horeeyey Ee Yuutuub Oo Gaaray 10 Bilyan

-

Hees caruureed ayaa noqotay muuqaalkii ugu horeeyey oo la soo dhiga barta muuqalad Yuutub kaasi oo gaara 10 Bilyan.


XAQIIQO NEWS- MUUQAALO

Heesta “Baby sharka Dance” oo Yuutuubka la soo geliyey sanadkii 2016-ka, ayaa noqotay jees caan ah iyada oo dib u soo qaadeen dad caan ah.

Heesta ayaa waxaa sameysay shirkad fadhigeedu yahay Kuuriyada Koonfureed oo lagu magacaabo Pinkfog, heesta ayaana noqotay muuqaalkii loogu daawasho badnaa Yuutuubka bishii Nofeembar 2020, waxaana la arkay in ka badan 7 bilyan oo daawasho ah.

Muuqaalka ‘baby shark dance’ ayaa gaaray 10 Bilyan oo daawadayaal, taasi oo heestka ka dhigeysa muuqaalkii loogu daawasha badnaa ilaa xilligan qoraalkan la qoraayo.

Wararka U Dambeeyey

Yurub Oo Koronto La’aan Iyo Biyo La’aan Ka Cabaneysa!

XAQIIQO NEWS- WAR IYO DHAMMAANTIIS WARKA: Xilli dagaalka Yukrayn uu afar bil jirsaday, todobaadkan Putin waxaa uu jaray tubadii ugu...

Dameerkii Ugu Cod Qurxan Ayaa Guuleysanaya!

Magaalada San Andeero ee dalka Kolombiya sanad walba waxaa lagu qabtaa tartan cajiib ah oo u gaar ah "dabaaldagga...

Hadii Aad Ku Hurudo Qol Iftiin Leh..Iska Jir Halistan Caafimaad

Albaabada iska xir, daaqadaha soo laab ka hor inta aadan isku tuurin firaashka waa talada ay bixineyso daraasad cusub...

Ikhwaanu Muslimiin Arooskooda Eeyaa La Qalaa

Waxaan ku jirnaa maalmaha "Hilba waradka(ayaamu tashriiq) ee ciida weyn ee muslimiinta, aniga oo niyadda ku haaya fadliga maalmahaas...

Daawo..Mareykanka Dabaaldagii Xoriyadda Oo Toogasho Ka Bilaabatay

Muuqaalka baraha bulshada la soo dhigay waxaa lagu arkayaa dad kala cararaya meel ay ka socotay dabaaldaga maalinta xoriyadda...

Hormuud Oo Webseetyada Turkiga Xanibtay..Waa Tan Sababta

Bankiga dhexe ee Soomaaliya ayaa ku dhawaaqay in bankiyo caalami ah xarun ka furanayaan Soomaaliya, waxaana ugu weyn bankiga...