MUUQAAL:Qaramada miboobay oo farmaajo ka dalbatay in uu ka laabto magacaabista ra,iisal wasaare kheyre

-

Abuukar armaan oo ka mid ah ergada qaramada miboobay ee soomaaliya islmarkaana ah siyaasi iyo diplomasi caan ah oo qoraalo badan ka sameeyey soomaliya ayaa dhawaan ka hadlay xaaladda somaaliya.
Abukar armaan ayaa dhaliilay siyaasadda farmaajo isoo sheegay in ay haboontahay in uu ka laabto farmaajo magacaabista ra,iisal wasaare kheyre.
Halkan hoose ka daawo muuqaalka abuukar armaan oo arimahaas ka hadlaya
https://www.youtube.com/watch?v=5OGNPlvPO1U
[google_ad data_ad_slot=” data_ad_format=’auto’]

Wararka U Dambeeyey

Calaamado Soo Muuqan Kara Bil Ka Hor Wadno Xanuunka

Dr. Satir Zhijian, oo ah dhaqtar wadanaha ayaa tilmaamay in calool xanuunka iyo dhabar xanuunka ay noqon karaan calaamado...

Xarun Sayniska Iyo Tiknoolajiyadda U Gaar Ah Oo Muqdisho Lagu Dhagax Dhigay

Jaamacadda SIMAD oo caan ku aheyd aqoonta ganacsiga iyo xisaabaadka ayaa dhawaan daah furtay xarun cusub oo u gaar...

Xog..Jabuuti Oo Soo Bandhigtay Darooniska Bayrakhtaar TB2

Bandhig milatari oo Jabuuti ugu dabaal dageysay sanad guurradii 45aad ee ka soo wareegtay markii ay xornimada ka qaateen...

Nin Xaaskiiska U Dilay Maxaad Gabar Uurka Ugu Sidaa !

Arin argagax leh ayaa laga soo sheegay Masar, nin inta xaaskiisa dilay ka dibna meydkeeda gubay kuna aasay meel...

Xasan Iyo Xamze: Maxay Qaban Karaan Maxaase Dhici Karin?

WARKA: Barlamaanka Soomaaliya ayaa maanta codka kalsoonida siiyey si aqlabiyad buuxda ah RW cusub Xamza Cabdi Barre, haddaba su'aasha...

Jeesow Oo Sheegay In Qabiil Noqon Doonta Hadii La Isku Tuurtuura Dilka Ikraan Tahliil

Xildhibaan Daahir Amiin Jeesow ayaa si carro leh uga hadlay arinta Ikraan Tahliil, waxaa uuna ku celiyey in Ikraan...