MUUSIL: ciidamada ciraaq oo guulo cusub sheegtay iyo xooggag dowladda islaamiga oo soo bandhigay………..

[google_ad data_ad_slot=” data_ad_format=’rectangle’]
Ilo wareedyo ku dhaw dhaw dhaw ciidanka ciraaq ayaa sheegtay in ciidanka ay qabsadeen deegaano ka tirsan waqooyiga ciraaq iaydoo wali ay socdaan dagaalada ciidamada huwanta ah ay ku doonayaan in ay soo cishtaan magaalada labaad ee ugu weyn ciraaq

dhanka kale dowladda isaalmiga ayaa soo bandhigtay sawir ay ku muujineyso 3 bilood ka dib wixii ay qasaaro u geysteen ciidanka ciraaq iyagoo sawirka ku muujiyey intii qof ee kaga dhimatay weerarada is qarxinta ah muddo 3 bilood waxa ayna sheegeen in tan iyo markii uu bilowday gulafka in ay isqarxieen dagaalyahano dhan 273

halkan hoose ka daawo sawirka

64 war
[google_ad data_ad_slot=” data_ad_format=’auto’]

FADLAN QEYBTA HOOSE KU DHIIBO ARAGTIDAADA