MUUSIL: wiil yar oo askarta shiicada ay ku qasbayaan in uu ku dhaarta cali#daawo muxuu ku jabaabay wiilka

-

Wiilkani yar oo ka tirsan suniyiinta muusil ayaa waxaa gacanta ku dhigay ciidanka shiicada ciraaq ee duulaanka ku ah muusil .
waxaana baraha wax lagu faafiyo aad ay u baahinayeen shalay ilaa maanta muuqaalka wiil yar oo sunni ah oo gacanta ugu jira ciidanka shiicada ciraaq
Askariga ayaana wiilka ku qasbaya in uu dhaho”yaa cali” oo ah kalmid ay caan ku yihiin shiicada gaar ahaan waxa ay isticmaalaan marka ay ku adkaadaan dagaalada ,
hadaba wiilka oo ahaa caruurta wax ku soo bartay dugsiyada xoggagga dowladda islaamka”IS” ayaa ka dhaga adeegayada in uu qaato waxa uu u meerinaayo askariga
Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka OO cajiib badan
https://www.youtube.com/watch?v=p-hfvyH2-J0

Wararka U Dambeeyey

NASA Oo Dooneysa In Ay Kowkab Qarxiso..Dhagaxii Qiyaamaha Miyaa Soo Dhow?

NASA ayaa isku diyaarineysa in ay markab-xiddigeed si kas ah ugu dhufato kowkab, si tababar ahaan ah, iyada oo...

Ma Wanaagsantahay In Aad Mar Walbo Ahaato Qof Wanaagsan?

Dadka badankood waa ay ku jeclaan doonaan marka aad tahay "qof wanaagsan" laakiin xisaabta ku darsa mararka qaar in...

Mahadnaq..Dulmiga Ikraan Tahliil !

Ka dib muddo dhan 5 bilood oo kiiska Ikraan Tahliil uu soo taagnaa, sidee u aragtaa aqriste in aan...

Faafaahin..Wariye Cabdi Casiis Afrika Oo U Geeriyooday Dhaawac

Wariyaha caanka ah Cabdi Casiis Afrika oo sidoo kale ahaa agaasimaha raadiyaha afka dowladda ku hadla ee "radio Muqdisho"...

Dhagaxii Ceel Cali Waxa Uu Dhulka Ku Soo dhacay 50,000 Sano Ka Hor!

Sida ay lagu ogaaday baritaano ay si wada jir ah u fuliyeen jaamacadda almaas ee magaalada Muqdisho iyo baarayaal...

Qof Walbo Waxa Uu Cadaalad U Raadinayaa Ikraan Tahlill Marka Laga Reebo Farmaajo

La taliyihii hore amniga ee Farmaajo, Xuseen Cali oo hadda madax ka ah machadka daraasaadka ee Hiraal ayaa sheegay...