Muxuu Nabi muxmed SC uu ka yiri digniinaha caafimaad ee WHO soo jeediso qaar#Aqriso qur,aanka iyo sayniska

-

قال صلي الله عليه وسلم”غطو الاناء و اكئو السقاء فا ن في السنة ليلة ينرل فيها وباء لا يمر باناء ليس عليه غطاء او سقاء ليس عليه عليه وكاء الا نزل فيه ذالك الوباء “رواه مسلم
Nabiga scw wuxuu yiri” waalashiina daboosha haamaha biyaha aad ku cabtaana fur u sameysta maxaa yeelay sanadka waxaa ku jira habeen uu soo dago cudur ,ma jirto weel dabool la,aan ah ama haan aan afka ka xirneen ilaa waxaa ku daga oo gudaha u gala cudurkaas soo dagaya” muslim ayaa wariyey xadiithka
Hadaba dhaqaatiirta aduunka ee casrigan ayaa soo saaray digniiin waafaqsan xadiithka maxaa yeelay dhaqaatiirta waxa ay ku leeyihiin cudurada qaar ayaa yimaada xiliya gaar ah taasi oo dhaqatiirta caafimaadka ku magacaabaan (epidemic=cudur xiliyeed) hadaba Nabiga sc waxa u ahaa dhaqtarkii(hadii ay sax noqoneyso in nabiga oraahdan loo isticmaalo) ugu horeeyey ee digniin noocaasi soo saaro
Hay,adda caafimaadka aduunka(WHO) waxa ay bixisaa talaalka cudurka dabeesha bilaha danbe ee sanadka gaar ahaan bilaha(octobar nevember) taasi oo ay ku sheegeen in cudurka dabeesha ee ku dhaca caruurta uu yimaado xiliayaada run buu sheegay muxamed scw laakin su,aasha ayaa ah yaa u sheegay”annaga waxa aan arintaas ku ogaanay baaritaan iyo qalab laakin yaa kuu sheegay adiga nabi muxamadow?”
Waxaan shaki ku jirin in aadan ku hadlin war aad adiga iska keensatay ee waxa aad ku hadasho waa wax Ilah sw uu kuu waxyooday .

Facebook Notice for EU! You need to login to view and post FB Comments!

Wararka U Dambeeyey

Mooska Miyuu Noqon Karaa Halis Caafimaad!

Labo saynisyahan oo ka tirsan jaamacadda Beihang University Jian Saotian iyo Liao Jie,ayaa shaaca ka qaaday halis caafimaad oo...

Dagaalkii Qoriga Ee Farmaajo Iyo Mucaaradka Miyuu Soo Dhowyahay?

XAQIIQO NEWS- WAR IYO DHAMMAANTIIS WARKA:Todobaadkan Midowga Musharixiinta ayaa soo saaray digniin ku aadan habsami u socodka doorashada oo ay...

NASA Oo Dooneysa In Ay Kowkab Qarxiso..Dhagaxii Qiyaamaha Miyaa Soo Dhow?

NASA ayaa isku diyaarineysa in ay markab-xiddigeed si kas ah ugu dhufato kowkab, si tababar ahaan ah, iyada oo...

Ma Wanaagsantahay In Aad Mar Walbo Ahaato Qof Wanaagsan?

Dadka badankood waa ay ku jeclaan doonaan marka aad tahay "qof wanaagsan" laakiin xisaabta ku darsa mararka qaar in...

Mahadnaq..Dulmiga Ikraan Tahliil !

Ka dib muddo dhan 5 bilood oo kiiska Ikraan Tahliil uu soo taagnaa, sidee u aragtaa aqriste in aan...

Faafaahin..Wariye Cabdi Casiis Afrika Oo U Geeriyooday Dhaawac

Wariyaha caanka ah Cabdi Casiis Afrika oo sidoo kale ahaa agaasimaha raadiyaha afka dowladda ku hadla ee "radio Muqdisho"...